Wasiirka Haweenka XFS oo Baydhabo si Weyn Loogu Soo Dhoweeyay
Garoonka diyaaradaha ee magaalada Baydhabo, waxaa si weyn ugu soo dhoweeyay qeybaha bulshada, wasiirka haweenka iyo horumarinta xuquuqul insaanka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xaniifa...
FAO oo ku dhawaaqday in ay xoojin doonta howlgalka ka dhanka ah Ayaxa
Hay’adda Cunnada iyo Beeraha Qaramada Midoobay ee FAO iyo Wasaaradda Beeraha iyo waraabka Soomaaliya ayaa ku howlan xakameynta Ayax ku soo badanaya maamulladda Puntland...
Wararka Madaxweynaha Somaliland oo qaabilay Wafdi ka socda Jabuuti
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefti ka socday dalka Jamhuuriyadda Jabuuti oo uu hoggaaminayey wasiirka Wasaaradda Biyaha,...
Dagaal beeleed goordhow ka qarxay Mudug
Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaal u dhexeeya labo maleeshiyo beeleed uu ka socda deegaanka Hol-dooyaale ee gobolka Mudug.
Goobjoogayaal ayaa KNN...
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay qaar ka mid ah haweenka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo kulan la qaatay qaar ka mid ah Haweenka Soomaaliyeed ayaa kala hadlay xoojinta doorka ay...
Ciidamadda Amniga Puntland oo gacanta ku dhigay lacag shiling somaali ah
Ciidamada amniga maamulka Puntland ayaa gacanta ku dhigay lacag dhan 1 Bilyan oo shilin soomali ah iyo gaarigi waday oo ku socday Boosaaso.
Ciidamada ayaa...
Wasiir ka tirsan Puntland oo shaqo joojin lagu sameeyay.
Wasiirka Kalluumeysiga iyo Khayraad iyo Badda Puntland Eng. Maxamuud Xaaji Saaalax ayaa qorsheynaha in uu is-casilo saacadaha soo socda, sida ay ogaatay Puntland Post.
Is-casilaada...
Baarlamaanka Hirshabelle oo kulan deg deg ku yeelanaya Jowhar
Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa la filayaa in saacadaha soo socda ay kulan deg deg ah ku yeesheen magaalada Jowhar ee gobolka shabeellada Dhexe.
Kulanka...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo guddoomiyay shir muhiim ah oo u dhexeeyay Soomaaliya iyo Midowga...
Sida uu dhigayo qodobka 8aad ee heshiiskii Cotonou, dowladda federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa Muqdisho ku yeeshay kulan wadaxaajood siyaasadeed ah 11 November...
Madaxweynihii hore Xasan Sheekh oo war ka soo saaray doorashadii ka dhacday HirShabeelle
-Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook-ga hambayo ugu diray Madaxweynaha cusub iyo ku xigeenkiisa ee maanta HirShabeelle loo...


















