Hoos ka Dhageyso Barnaamijka Beeraha,Qeybta 3aad ee Nafaqada Wanaagsan

33

Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Barnaamijka Beeraha oo aan ku eegi doono Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Bad Qabka Cuntada oo ay idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Barnaamijkani oo ah kii 3aaad ee Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Bad Qabka Cuntada,Waxaana soo jeedinaya Abuubakar Maxamed.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.