Xildhibaanadii Xasaanada Laga Qaaday Oo Ka Hadlay Warkii Maxkamadda Puntland
Maxkamadda Sare ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa duhurnimadii shalay shaaca ka qaaday waqtiga la dhageysan doono Dacwad ay u soo gudbiyeen Xildhibaanadii Puntland ee...
Wararka DFS oo mamnuucday in Shirar looga hadlayo Arrimaha Soomaliya lagu qabto Nairobi
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay waqti badan gelisay in hay’adaha gargaarka & gurmadka kala duwan...
Maxkamadda Sare ee Mareykanka oo war ka soo saartay guusha Joe Biden ee Pennsylvania
Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa gaashaanka ku dhufatay, isku daygi ugu danbeeyay ee ay Xisbiga Jamhuuriga ku rabeen in madaxweynaha la doortay Joe Biden...
QM oo dalab la xariira dagaalka gobolka Tigray u gudbisay DF Itoobiya
Qaramada Midoobay waxay ka codsatay dowladda Itoobiya inay wadooyinka u furto gargaarka bani’aadamnimo ee gobolka Tigray, iyadoo ay jirto walaac laga qabo cunno yari...
Khasaare ka dhashay diyaarad ku dhacday dalka Faransiiska
Ugu yaraaan Shan qof ayaa ku geeriyootey halka tirada kalena ay ku dhaawacmeen kadib markii ay soo dhacday diyaarad nooceeda uu ahaa Helicopter sida...
Abiy Axmed iyo oo lagu soo dhaweeyay dalka Kenya
-Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay dalka Kenya .
Abiy Axmed iyo wafdigiisa ayaa ka degay...
Dad loo heysto dilkii iyo kufsigii Xamdi Maxamed oo la hor-geynayo maxkamadda G/Banaadir
Waxaa maanta lagu wadaa in maxkamada gobolka Banaadir la horgeeyo ama lasoo taago dad ku eedeysan kufsi iyo dil degmada Waaberi ee gobolka Banaadir...
Al-Shabaab oo hub kala soo degay xeebaha gobolka Sanaag
Wararka ka imaanaya gobolka Sanaag ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay hub kala soo dageen xeebaha ku teetsan gobolka Sanaag.
Ilo la ay bixiyeen Laamaha Amniga...
Guddigii uu soo magacaabay Qoor Qoor oo ka mid noqday xubnaha tababarka loo xareeyey
Warar ay heshay Idaacadda Kulmiye ayaa sheegaya in xubnaha guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee metelaya Galmudug lagu daray xubnihii maanta loo xareeyey tababarka...
Maamulka gobolka Banaadir oo lagu wareejiyay deeq ka timid dawladda Talyaaniga
-Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta waxaa lagu wareejiyay qalab cusub oo ka mid ah, qalabka loo adeegsado gargaarka deg degga ah.
Maamulka gobolka Banaadir ayaana...


















