Musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre oo la kulmay wasiirka arrimaha dibadda Ruushka

0
Wasiirka Arrimaha dibadda Ruushka Sergey Lavrov iyo Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya  Xasan Cali Kheyre ayaa kulan ku yeeshay caasimada dalka Ruushka ee Moscow,...

Maxay kawada hadleen Wasiirka arrimaha gudaha iyo General Xuud?

0
Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Genaral Mukhtaar Xuseen Afrax,  Genaral Xuud iyo odayaal dhaqan ayaa shir ku leh tuulo u dhaw degaanka Ceel-gaal ee duleedka...

Ra’iisul wasaare Rooble oo gaaray magaalada Garowe ee Puntland

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa gaadhay garoonka diyaaradaha Garowe caasimadda maamul Puntland Ra’iisul wasaare Rooble iyo wafdigiisa ayaa waxaa...

Ciidamada Amniga Puntland oo dhaqdhaqaaqyo ka wada gobolka Sanaag

0
-Wararka ka imaanaya gobolka Sanaag ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa Puntland ay maanta dhaq dhaqaaqyo milatariga ay ka wadaan deegaano ka tirsan...

Taliye Odawaa”Waan ku raadjoognaa dadkii ka dambeeyay weerarkii ka dhacay Galgaduud”.

0
Janeraal Odawaa Yuusuf Raage Taliyaha Ciidamada xoogga dalka oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu si adag uga hadlay saraakiishii dhawaan lagu laayay weerar...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Guddiga wasiiro ah u saaray saraakiishii lagu laayay Galgaduud

0
Axmed Cabdi Kaariye  (Qoor qoor) Madaxweynaha Dowladd goboleedka  Galmudug  ayaa si kulul uga hadlay dilkii 9 bishan loogu geystay saraalkii ka tirsanaa ciidanka XDS...

Amniga magaalada Garowe oo aad loo adkeeyay iyo Ra’iisul wasaare Rooble oo ku wajahan...

0
Waxaa maanta aad loo adkeeyay ammaanka magalada Garowe ee gobolka Nugaal, xili saacadaha soo aadan la filayo in magaaladaasi uu gaaro Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...

Dawladda Uganda oo ciidamo dheeraad ah u soo direysa Soomaaliya

0
Taliyaha Ciidanka Lugta Uganda Major General Leopold Kyanda oo ciidamo loo soo dirayo Soomaaliya kula hadlayay xaflad sagootin ah oo loo sameynayay ayaa waxa...

Wafdi ka socda Qaramada Midoobey oo gaaray Doolow

0
Wafdi ka socda heyada UNOCHA ee Qaramada Midoobe oo ay  hogaamineyso ku xigeen madaxa xafiiska Soomaaliya Cindy Isaac ayaa gaaray degmada Doolow ee gobalka Gedo. Wafdiga...

Wasiirka haweenka oo sheegtay in la dhisi doono guddiga qaran ee xuquuqul insaanka

0
Wasiirka haweenka iyo horumarinta xuquuqul insaanka, xukuumadda Soomaaliya, marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaabsade) ayaa maanta ka qeybgalay munaasabadda maalinta caalamiga ah ee  xuquuqda aadanaha...

XULASHADA