Xog: Sida ay hubka ku helaan maxaabiista Shabaab iyo wararkii ugu dambeeyey xabsiga dhexe

0
Wararkii ugu dambeeyey ee laga helayo dagaalka ka dhex socdo xabsiga Dhexe ee Xamar ayaa sheegayo in la toogtay qaar ka tirsan maxaabiistii ka...

Madaxweyne Deni oo Magacaabay Taliyeyaal Cusub

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntlad Siciid Cabdillaahi Deni ayaa maanta magacaabay Taliyaha ciidanka madaxtooyarda iyo taliyaha qeybta booliska gobolka Nugaal. Qoraal ka soo baxay madaxtooyada ayaa...

30 sanno ka dib Dhismaha Buundada Baardheere oo la daah furey(SAWIRRO)

0
Rajada laga qabo dib u dayctirka dhismaha Buundada Baardheere oo bur bur saneyd Muddo ka badan ilaa 30 sanno ayaa sii korortey maalmahii...

QM oo warbixin kasoo saartay nus malyuun dad ka badan oo ku barakacay gudaha...

0
-Hey’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR ayaa soo bandhigtay warbixin ku saabsan dadka ku barakacay gudaha Soomaaliya intii ay da’ayeen roobabkii...

Faahfaahino ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxii ka dhacay Muqdisho

0
Qarax is-miidaamin ah oo dagaalamayaasha Al-Shabaab ay barqadii maanta ka fuliyeen xarunta ciidamada militeriga Soomaaliya qeybta 27-aad ay ku leeyihiin Muqdisho ayaa waxaa ka...

Xisbiga Wadani oo si adag uga hadlay xariga Cabdi-Manaan Yuusuf

0
Xisbiga muraacadka ah ee Wadani ee Somaliland ayaa ka hadlay xariga ay xukuumadda Somaliland u geysatay agaasimihii Astaan TV ee deegaanada Somaliland. Afhayeenka xisbigaas Barqad...

Xildhibaanada golaha shacabka oo si adag u diiday ajandahoodii kulanka maanta

0
-Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa iska diiday meel marinta ajandaha kulankooda maanta. Ajendaha ayaa ahaa marsiinta akhrinta koowaad ee sharciga dembiyada la xiriira...

Kenya Airways oo joojisay duullimaadyadeedii Muqdisho

0
Shirkadda diyaaradaha Kenya Airways ayaa ku dhawaaqday inay joojisay duullimaadyadii ay ku tagi jirtay magaalooyin qaar ka mid ah caasimadaha Afrika oo ay Muqdisho...

Madaxweynaha Somaliland oo kulan la qaatay wafdi ka socda Shiinaha

0
Wafdi ka socda dalka Shiinaha ayaa maanta waxa ay gaareen magaalada Hargeysa ee xarunta Soomaaliland. Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminayay wakiilla Shiinaha u qaabilsan arrimaha geeska...

Puntland “Qaadka Kenya wuxuu u xaniban yahay Go’aankii Dowlada Federalka ah”

0
Maamulka Puntland ayaa sheegay in Qaadkii ka imaan jiray dalka Kenya uu u xaniban yahay go’aan kasoo baxay dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo...

XULASHADA