Sii Hayaha Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Oo Dhagax Dhigay Xarunta Cusub Ee Wasaaradda

0
Sii hayaha Wasiirka Waxbarashada ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dhagax dhigay dhismaha xarunta cusub ee Wasaaradda Waxbarashada oo ay ku shaqeyn doonaan howl-wadeenada Wasaaradda...

dhagayso barnaamijka sama wade ee radio markabley QAYBTA 1AAD

0
KulantI wanaagsan dhageysatayal ku soo dhawaada barnaamijka  sama wade  ee radio markabley EE RADIO MARKABLEY Barnaamijka sama wade caawo waxaan ku soo qaadanaynaa Kooxda shabaab ayaa unuuqda kuwa si...

Kenya oo bilaabaysa dhismaha darbiga ee xadka ay la wadaagto Soomaaliya

0
Taliyaha qeybta labaad ee Cidamada Kenya AMISOM Brigadier Paul Njema ayaa manta degmada Ceelwaq kula kulmay odayaasha magaalada iyo Saraakiisha Ciidamada waxaa uu u...

Maamulka degmada Cadale oo war ka soo saaray Macalimiintii la dilay.

0
Guddoomiyaha maamulka degmada Cadale ee gobolka Shabeelaha Dhexe oo la hadlay KNN ayaa ka warbixiyay  dhacdadii saaka lagu dilay  Macaliimiita ee ka dhacday duleedka...

Wasiiro ka tirsan Jubbaland iyo Puntland oo kulan la qaatay xubnaha beesha Caalamka

0
Wasiiro ka tirsan maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa magaalada Muqdisho waxaa ay  kulan kula yeesheen  safiiro ka tirsan Beesha Caalamka. Wasiirada la kulmay xubnaha beesha...

Wararkii ugu dambeeyay ee shirka ka socda Muqdisho

0
Shirka u dhexeeya madaxweyne Farmaajo, kuwa dowlad goboleedyada iyo guddoomiyaha gobolka banaadir ayaa maanta waxaa uu galay maalintii shanaad. Shirka ayaa la sheegay in xalay...

DFS oo si kulul uga hadashay Macalimiintii lagu dilay Shabeellada dhexe

0
Siihayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa si kulul uga hadlay dadka shacab ah oo maanta lagu dilay deegaano ka tirsan gobolka...

Biyo la,aan ka taagan deegaanka Geriley ee Gobolka Gedo(Dhageyso)

0
Biyo la,aan aad u daran oo saameysay nolosha dadka iyo Duunyada ayaa lagu soo waramayaa in ay ka taagan tahay deegaanka Geriley ee Gobolka...

Qaraxyo wadada loo dhigay Gudoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo la fashiliyay

0
Sida ay sheegeen saraakiil amaan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya, waxaa lagu guuleystay in wadada isku xiriirisa magaalooyinka Doolow iyo Beled Xaawo ee gobolka...

Kheyre iyo Jawaari oo kulmay

0
Ra’iisul Wasaarihii ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta hoyga uu ka degan yahay Muqdisho kula kulmay Gudoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal...

XULASHADA