https://www.youtube.com/watch?v=p3Rd7hqVkl0

0
Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, ayaa maanta waxaa ka dhacay banaan baxyo rabshado wata. Dhammaan suuqyada kala duwan ee Laascaanood ayaa lagu soo waramayaa  in...

Maamulka G/Banaadir oo amarro dul dhigay hey’adaha ka howlgala Muqdisho

0
Maamulka gobolka Banaadir ayaa amarro dul dhigay hay’adaha ka hawlgala degmooyinka ay ka kooban tahay gobolka Banaadir. War qoraal ah oo ka soo baxay maamulka...

Qoysas ay soo barakiciyeen Al-Shabaab oo soo gaaray degmada Marka

0
Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegay in qoysas badan oo ay soo barakiciyeen Al-Shabaab ay soo gaareen duleedka Degmada Marka. Dadkan ayaa...

Wadada xiriirisa Matabaan iyo Beledweyne oo go’day

0
Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta ay gebi ahaanba go’an tahay, wadada xiriirisa magaalooyinka Beledweyne iyo Matabaan. Go’doonka ki yimid wadadan...

Banaanbaxyo xoog leh oo maanta ka dhacay Baydhaba

0
Magaalada Baydhaba ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta waxaa la sheegay in uu ka dhacay banaan baxyo. Inta badan jidadka iyo wadooyinka waaweyn ee...

Al-Shabaab oo dad shacab ah ka afduubtay deegaan ka tirsan Galgaduud

0
Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta ay Al-Shabaab dad ka afduubteen deegaan ka tirsan gobolkaas. Deegaan lagu magacaabo Burujeed oo qiyaastii...

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo la kulmay Safiirka dalka Ingiriiska

0
Guddoomiyaha guddiga lagu muransan yahay ee Doorashooyinka Maxamed Xasan Cirro ayaa kulan la qaatay Safiirka dawladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ben Fender. Guddoomiyaha ayaa kulankiisan...

DFS oo ciidamo ay tababartay ku wareejisay Puntland

0
Dawladda Soomaaliya ayaa maanta waxa ay maamulka Puntland ku wareejisay ciidamo ay tababartay. Ciidamadan ayaa waxa ay si gaar ah uga shaqayn doonaan deegaannada maamulka...

Dib u dhac ku yimid Shirka Garoowe & sababta oo la shaaciyay

0
Waxaa dib u dhac uu ku yimid Shirkii Madasha aragti wadaaga ee Machadka Hiretage, kaas oo la filayay in uu Galabta ka furmo magaalada...

Goodax Barre Oo Farriin Hanjabaad U Muuqatay U Diray Madaxda Dowladda

0
Wasiirkii hore Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Cabdulalahi Goodax Barre ayaa si kulul kaga hadlay arimo dhowr ah oo la xariira siyaasadda dalka, gaar...

XULASHADA