Kenya oo bilaabaysa dhismaha darbiga ee xadka ay la wadaagto Soomaaliya

29

Taliyaha qeybta labaad ee Cidamada Kenya AMISOM Brigadier Paul Njema ayaa manta degmada Ceelwaq kula kulmay odayaasha magaalada iyo Saraakiisha Ciidamada waxaa uu u sheegay inay bilaabi rabaan dhismaha darbig ay ka dhisayeen xaduud benaadka markii ay dhacdo Dowladda Farmaajo ayuu yiri Taliyaha.

Odyaasha iyo Saraakiisha ayuu ka dalbaday inay tageero ku siyaan dhismaha darbiga waqtigasi markii la gaaro.