Madaxweyne Farmaajo Oo Saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda ee 2021 oo ay hore u soo ansixiyey Golaha Xukuumadda Federaalka, ayna...
Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay Qaraxyo ka dhacay Yemen
Wasaarada Arrimaha dibada Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay Qaraxyo ka dhacay Garoon diyaaradeed oo ku yaalla dalka Yemen halkaasi oo ay ku dhinteen...
Muuse Biixi oo soo saaray farriin khusaysa curashada sannadka cusub ee 2021-ka
Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa curashada sannadka Cusub ee Miilaadiga ee 2021-ka awgeed wuxuu Hambalyo u diray Shacabka Somaliland iyo bulshada caalamka.
Dhambaal...
Sudan oo dib u qabsatay dhammaan dhulkii ay ka haysatay Ethiopia
Sudan ayaa Khamiistii sheegtay inay si buuxda ula wareegtay gacan ku haynta dhammaan dhulka Sudan ee ku yaalla xuduudda, kaasi oo ay deganaayeen beeraley...
Musharax Madaxweyne Daahir Geelle oo ka qeyb galay casumaad uu fidiyay Madaxweyne Deni
Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa maanta ka qeyb galay kulan qado ah oo uu Madaxweynaha Dawladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni, ku casumay...
Ammaanka magaalooyinka Kenya oo aad loo adkeeyay
Saraakiisha dalka Kenya ayaa sheegay in si aad ah loo adkeeyay amaanka magaalooyinka waa weyn ee dalkaasi, waxana ay sheegen inay hayaan xogta weerar...
Al-Shabaab oo dad Shacab iyo askar isugu jira ku dishay duleedka degmada Waajid
Wararka naga soo gaaraya degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay dad shacab iyo askar iskugu jireen ay ku dileen duleedka...
Shirka Madasha Aragti-wadaagga oo la filayo in Berri la soo geba-gebeeyo iyo kulamo ka...
Waxaa magaalada Garowe ee caasimada u ah maamulka Puntland ka soconaya shirka madasha aragti wadaagga ah ee uu soo agaasimay machadka Heritage.
Shirkan oo magaalada...
Qoor qoor”Aniga iyo Deni waxaan bilownay inaan xalino tabashooyinka laga qabo doorashooyinka”
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo ka hadlayay shirka madasha aragti wadaagga oo ka socda Magaalada Garoowe ayaa sheegay in isaga uu...
Banaanbax rabshada wata oo ka dhacay Beledweyne
Bannaanbax rabshado wata ayaa maanta waxaa uu ka dhacay Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, waxaana maanta si weyn looga dareemay bannanbaxaasi Xaafadaha ay...


















