dhagayso barnaamijka sama wade ee radio markabley QAYBTA 1AAD

20
KulantI wanaagsan dhageysatayal ku soo dhawaada barnaamijka  sama wade  ee radio markabley

EE RADIO MARKABLEY

Barnaamijka sama wade caawo waxaan ku soo qaadanaynaa

Kooxda shabaab ayaa unuuqda kuwa si dhamaystiran ugu sifoobay in ay la mid yihiin kooxaha Burcada ah ee abaabulan iyagoo udhaqmaya si la mid ah sida kooxahaas, tusaale ahaan waxeey gaystaan dhac bareer ah, waxeey la noolyihiin nuucyo kala duwan oo maandooriye ah, waxeey fuliyaan toogasho aan kala sooc lahayn, hadaba sidee u aragtaa dhagayste iyo daawade

BARNAAMIJKA SAMA WADE  EE RADIO MARKABLEY  CAAWA WAXAA MARTI KU AH.

Cabdi guhaad macalin oo ka mid ah  Saraakiisha danbi barista degmada baardheere

COL: Cabdi caLI DAAHIR  OO ISNA KA  MID AH SARAAKIISHA CIIDANKA XOOGA DALKA SOOMAALIYEED.

Barnaamijka waxaad si toos  ah ugala socotaan radio markabley  FM 88.8 baardheere iyada oo cida uu seego barnaamijkan ay dib uga daalacan karto janalka yutubkeena sama wade show ama barta facebook
Samawade.so

Inta barnaamijka uu hawada ku jiro waxaad fariin noogu soo diri kartaan telefoonka nambarkiisa uu yahay
0613880535,  sidoo kale waxaad fariimaha noogu soo diri kartaan imfo@samawade.so

Barnaamijka aalaa waxaa idin soo jeediyo aniga oo ah yaxye c/risaaq soofe. Dhanka farsamada waa maxamed deeq cabdi cali (alfa)
barnaamijka sama wade  caawa waxaa soo saaray khaddar maxamed siraad
waa mar kale iyo barnaamijkii  sama wade ee radio markabley