Turkiga Oo War Kasoo Saaray Dib U Soo Celinta Xiriirka Somalia Iyo Kenya
Dowladda Turkiga ayaa ka hadashay Go’aankii dowladda Federaalka Soomaaliya ay khamiistii lasoo dhaafay dib ugu soo celisay xiriirkii ay la laheyd dowladda Kenya, kadib...
Abiy Ahmed oo digniin u diray kooxda TPLF
Ra’isal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa marki ugu horreysay ka hadlay magaalooyinka Alamata iyo Koram ee ay dib u qabsadeen xoogagga TPLF, wuxuuna sheegay...
Shaqada garoonka Aadan Cadde oo dib u bilaabatay iyo masuul ka hadlay hakadkii ku...
-Duullimaadka gudaha ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa saakay mudo kooban hakad galay, kadib markii shirkadaha duullimaadyada ay diideen inay wax...
Cumar Filish “Waxaa Naga Go’an In Hal Mitir Oo Dhul Dowladeed Aan Dan Gaar...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaa sheegay in caqabado badan Maamulka Gobolka uu kala kulmo dib...
Maxaa looga hadlay shirka Golaha Wasiirada Puntland?
Madaxweynaha Maamulka Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir guddoomiyay Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Maamulkaasi Puntland, iyadoo looga hadlay amniga, ansixinta Siyaasadda Biyaha Puntland,...
R/wasaaraha Yahuuda oo maxkamad lasoo taagay
Maxkamad ku taala magaalada Qudus ayaa maanta dhagaysanaysa dacwad ka dhan ah r/wasaaraha Israel Binjamin Natanyahu oo loo haysto musuq maasuq.
Asagoo wata dhar mad...
Iiraan oo baahisay mid ka mid abaabulayasha weerarkii Natanz
Masuuliyiinta Iiraan, ayaa ku dhawaaqay maanta oo Sabti ah inay aqoonsadeen mid kamid ah tuhmanayashii abaabulay qaraxii xarunta Nukliyeerka Natanz, kaa oo Warbaahinta gudaha...
Angola oo Soomaaliya iyo Kenya u soo magacaawday hal safiir
Madaxweynaha Dalka Angola João Lourenço, ayaa Soomaaliya u soo magacaabay Safiir cusub, kaasi oo lagu magacaabo Sianga Abílio.
Sidoo kale Safiirkaan cusub ayaa noqon doona...
RW Rooble oo la filayo in uu booqdo goobihii ku dagaalameen ciidamada dowladda
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa in goordhow uu booqdo goobihii ciidamada dowladda ay ku dagaalameen ee katirsan qaar kamid...
Maxey ka wada hadleen Lafta-gareen iyo safiirka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya?
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa aqalka madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku qaabilay Safiirka Dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya AMP...