Angola oo Soomaaliya iyo Kenya u soo magacaawday hal safiir

3

Madaxweynaha Dalka Angola João Lourenço, ayaa Soomaaliya u soo magacaabay Safiir cusub, kaasi oo lagu magacaabo Sianga Abílio.

Sidoo kale Safiirkaan cusub ayaa noqon doona Safiirka wadamada Uganda iyo South Sudan.

Sianga oo hadda kusugan Kenya ayaa ah Safiirka Angola ee Kenya iyo Wakiilka Angola u qaabilsan xafiisyada QM ee Kenya..

Xiliga ugu soo horeey ee laga gudoomo Warqadha Aqoonsi Ambassador Sianga Abílio,waxa uu bilaabi doona inuu xaliyo xiisadaha Diblomaasiyadeed ee ka dhaxeeya Somalia Iyo Kenya.

Safiirkaan ayaa Kenya ka howlgalaayay tan iyo bishii May 2018kii