CC.Warsame oo eedaymo kulul u jeediyay Madaxweyne Farmaajo iyo Hay’adda Nabadsugidda
Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa waxa uu eedaymo u jeediyay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo hay’adda Nabad Suiggidda.
Waxa uu ku eedeeyay...
Mahdi Guuleed oo beeniyay in guddiyada doorashooyinku ay ku jiraan xubno ka tirsan hay’adaha...
Raysal wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa waxa uu hadlay arrimaha doorashada iyo guddiyada la magacaabay ee arrimaha doorashooyinka ee muranka...
Wasiirka Haweenka XFS oo Baydhabo si Weyn Loogu Soo Dhoweeyay
Garoonka diyaaradaha ee magaalada Baydhabo, waxaa si weyn ugu soo dhoweeyay qeybaha bulshada, wasiirka haweenka iyo horumarinta xuquuqul insaanka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xaniifa...
FAO oo ku dhawaaqday in ay xoojin doonta howlgalka ka dhanka ah Ayaxa
Hay’adda Cunnada iyo Beeraha Qaramada Midoobay ee FAO iyo Wasaaradda Beeraha iyo waraabka Soomaaliya ayaa ku howlan xakameynta Ayax ku soo badanaya maamulladda Puntland...
Wararka Madaxweynaha Somaliland oo qaabilay Wafdi ka socda Jabuuti
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefti ka socday dalka Jamhuuriyadda Jabuuti oo uu hoggaaminayey wasiirka Wasaaradda Biyaha,...
Dagaal beeleed goordhow ka qarxay Mudug
Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaal u dhexeeya labo maleeshiyo beeleed uu ka socda deegaanka Hol-dooyaale ee gobolka Mudug.
Goobjoogayaal ayaa KNN...
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay qaar ka mid ah haweenka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo kulan la qaatay qaar ka mid ah Haweenka Soomaaliyeed ayaa kala hadlay xoojinta doorka ay...
Ciidamadda Amniga Puntland oo gacanta ku dhigay lacag shiling somaali ah
Ciidamada amniga maamulka Puntland ayaa gacanta ku dhigay lacag dhan 1 Bilyan oo shilin soomali ah iyo gaarigi waday oo ku socday Boosaaso.
Ciidamada ayaa...
Wasiir ka tirsan Puntland oo shaqo joojin lagu sameeyay.
Wasiirka Kalluumeysiga iyo Khayraad iyo Badda Puntland Eng. Maxamuud Xaaji Saaalax ayaa qorsheynaha in uu is-casilo saacadaha soo socda, sida ay ogaatay Puntland Post.
Is-casilaada...
Baarlamaanka Hirshabelle oo kulan deg deg ku yeelanaya Jowhar
Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa la filayaa in saacadaha soo socda ay kulan deg deg ah ku yeesheen magaalada Jowhar ee gobolka shabeellada Dhexe.
Kulanka...


















