DFS oo beenisay inay jiraan maleeshiyaad abaabulan oo doorashada ka soo horjeeda

0
Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar (Al-cadaala) ayaa sheegay inay been abuur yihiin muuqaallo maalmahan lagu baahiyey baraha...

QM oo ka digtay Ayax hor leh oo kusoo wajahan Bariga Afrika

0
Ha’yadda cuntada ee Qaramada Midoobey ee FAO ayaa ka digtay ayax hor leh oo ku fidayo koonfurta Itoobiya iyo waqooyiga Kenya. Ha’yadda waxay sheegtay in...

Hey’adaha xuquuqda adanaha oo aad uga qeyliyey wiil Soomaali ah oo jir-dil u dhintay

0
Hey’adaha xaquuqda aadanaha u dooda ee dalka Libya oo gaaraya ilaa 32 hay’adood ayaa si kulul u cambaareyay falka wiil Soomaali ah oo u...

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Muqdisho

0
-Faah-faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax nooca miinada ah, kaas oo sababay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac oo maanta ka dhacay degmada...

Golaha Midowga Musharaxiinta oo shir deg-deg Ah uga socda Muqdisho

0
Golaha midowga Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha ayaa waxaa haatan uu shir deg-deg ah uga socdaa hotelka Jaziira ee Magaalada Muqdisho ee Caasimadda...

Madaxweynaha Somaliland oo saaray baaq ku aadan dowladda Soomaaliya iyo Midowga Musharaxiinta

0
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya iyo xubnaha mucaaridka ahba inay faraha kala baxaan arrimaha masiiriga ah ee Somaliland,...

Xil ka qaadis ka dhan ah Trump oo laga dalbaday ku xigeenkiisa

0
Afhayeenka Aqalka Wakiillada Maraykanka Nancy Pelosi ayaa cadaadis ku saaraysa madaxweyne ku xigeenka Maraykanka Mike Pence, in uu xafiiska ka saaro Donald Trump oo...

Al-shabaab oo go’doonkii ugu adkaa saaray shacabka ku nool Bakool

0
Sare ukac qiimaha quutul daruuriga ayaa ka taagaan degmooyinka ka tirsan gobolka Bakool, kadib markii Alshabaab xireen waddooyinka muhiimka ah ee wadooyinka gala Waajid,...

Itoobiya oo shaacisay in ay qabatay saraakiil ka tirsan TPLF

0
Dowladda Itoobiya tan iyo markii ay soo afjartay dagaalkii gobolka Waqooyiga ay kula gashay xoogagga Tigrayga, waxaa ay ku raad joogta sidii ay gacanta...

Shantii qof ee dhawaan laga afduubtay Maxaas oo madax furasho lagu sii daayay

0
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in  maanta la sii daayay  gaari  Sida Shan qof oo dhawaan lagu afduubtay deegaano hoostaga degmada Maxaas...

XULASHADA