Maxaa looga hadlay shirka golaha wasiirada Jubbaland?
Shirka Golaha Xukuumada Jubbaland oo uu maanta Shir gudoominayey Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta ka qabsoomey hoolka madaxtooyada Jubbaland ee magaalada Kismaayo.
Madaxweynaha...
Koofur Galbeed oo faahfaafin ka bixisay waxyaabaha looga hadlay kulanka ay yeesheen Lafta gareen...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa uu kulan kula qaatay...
Maamulka Gobolka Banaadir Oo Loogu Wareejinayo Xarumaha Caafimaadka
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Dowlada Federaalka Soomaaliya oo ay weheliyaan Agaasimayaasha iyo la-taliyayaasha Wasaaradda Caafimaadka ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Xarunta Maamulka Gobolka...
Wariye Warsamed Xaaji Faarax oo Dib u helay Xoriyadiisa ka 16 saacadood oo uu...
Dadaal dheer ka dib Midowga Suxufiyiinta Gobolka waxaan ku guuleysaney in Xoriyadiisa uu hanto Wariye Warsame Xaajil Faarax oo ahaa Agaasimaha Radiyaha Garbahaarey oo...
Hoos ka dhageyso Barnaamijka Nafaqada Wanaagsan,Mowduuca 4aad
Barnaamijka Barashada Nafaqada wanaagsan iyo Badqabka oo ay Idiin soo saartey Hay;ada FAO oo taageero ka haleysa Hay’adda kaalmada Dibada mareykanka ee USIAD ,Mowduucan...
Shirka sannad laha ah ee Garsoorka dalka oo ka furmay Muqdisho
Shirka sannadlaha ah ee Garsoorka dalka oo ay ka qeyb galayaan hay’adaha cadaaladda heer federaal iyo heer maamul goboleed ayaa ka furmay magaalada Muqdisho...
Xaliimo Yarey” Waa inaan dhisano dowlad aan laga maamulin xerada Xalane”
Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Yarey) Guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan doorashooyinka qaran oo ka hadlaysay shirka Sannadlaha ah ee Garsoorka dalka ayaa sheegtay in ay muhiim...
Barnaamijka Samawade,Mowduuca 1aad ee Radio Markabley-Baardheere
Barnaamijka Samawade,Mowduuca 1aad ee Radio markabley 12/1/2021
Kulanti wanaagsan dhageysatayal ku soo dhawaada barnaamijka sama wade ee radio markabley
Barnaamijka sama wade...
Ilhaan Cumar: “Trump wuxuu halis ku yahay dadka iyo dalka Mareykanka”
Xilli ciidamada dembi baarista Mareykanka ay wali ku raad joogaan dadkii weeraray aqalka Kongareeska, ayaa dhanka kale isla xubnaha Dimuqraaddiga ee ka tirsan aqalkaasi...
Talye Odowaa oo gaarey Magaalada Marka ee gobolka Shabeellada Hoose
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Generaal Odawaa Yuusuf Raage iyo saraakil ciidan ayaa maanta gaaray magaalaada Marka ee xarunta gobolka Shabeellada Hoose, iyadoo halkaasi...

















