-Banaanbax ka dhacay Gobolka Sanaag

0
Banaanbaxaan ayaa waxaa dhigayay qaar kamid ah ah dadka  qeybahooda kala duwan oo ku nool Magaalada badhan ee gobolka Sanaag, iyaga oo cabasho u...

Puntland oo soo bandhigtay baaritaanka qarixii lagu dilay Guddoomiyihi Gobolka Nugaal

0
29-kii Bishii Maarsoo ee sanadkaan ayaa qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal waxaa lagu dilay Alle ha u...

Meydka marxuum Cali Khaliif Galeyr oo maanta la keenayo Muqdisho

0
Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho la keeno meydka Marxuum Cali Khaliif Galeyr oo ahaa R/Wasaarihii hore ee Somalia, kadib markii uu ku...

Kheyre oo kulamo siyaasaadeed ka bilaabay Nairobi

0
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, islamarkaana ah Musharax Madaxweyne ayaa xalay waxaa uu gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya. Xasan Cali...

Weerar ka dhacay Kismaayo

0
WararKa  ka imaanya  magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in xalay koox hubeysan ay bamboo gacmeed ku weerareen goob lagu caweeyo oo...

TOP DHAGEYSO WAREYSI:SULDAN GUREY XAAJI FAARAX OO SOO DHAWEEYEY NIDAAMKA DOORASHO EE DALKA IYO...

0
Guddi ay leeyahiin Golaha Isbedel doonka ee Waqooyiga Ameerika ee Jubbaland, ayaa soo dhaweeyey Doorashada dalka ee Waqooyiga Maeykanka ayaa markii ugu horeysay Bogaadiyey...

Khasaaro ka dhashay qarax ka dhacay degmada Afgooye

0
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan qaarx khasaaro kala duwan geystay oo Maanta ka dhacay gudaha degmada Afgooye oo ka tirsan...

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo safar deg deg ah ku tagaya Beledweyne

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxaa la filayaa in manta oo Khamiis ah ay tagaan Magaalada Beledweyne...

Afar qof oo isku qoys ah oo lagu dilay dhulka dowlad deegaanka Soomaalida

0
Tuulada Faarax Liibaan oo qiyaastii 18km u jirta degmada Xarshin oo ka tirsan dhulka dowlad deegaanka Soomaalida ayaa lagu soo warramayaa in nin la...

Diyaarado dagaal oo duqeymo ka fuliyay Gedo.

0
Sida ay sheegayaan wararka  diyaarado dagaal ayaa duqeymo ka geysteen degaano hoostaga degmooyinka, Beled-Xaawo iyo Garbahaareey ee gobolka Gedo. Dad deegaanka ayaa KNN u sheegay...

XULASHADA