Farmaajo oo fariin ku aadan 66-sano guurada calanka u diray umadda Soomaaliyeed
-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Maalinta Calanka ee 12-ka Oktoobar ayaa Alle naxariis u weydiiyey dhammaan halyeeyadii naftooda...
Xaflad balaaran oo lagu daah furayey Dib u dhis lagu sameeyey Saldhiga Booliska degmada...
Saldhiga Booliska degmada Baardheere ayaa labadii bilood ee ugu dambeeyey waxaa ka soconayey Dib u dhis iyo balaarin lagu sameynayey qeynaha kale duwan ee...
Gudoomiye Macalimuu oo Gaashanka u duruurey Hadalka ka soo yeeray Kaliil(Dhageyso Wareysi)
Cismaan Nuur Xaaji(Macalimow)oo ah Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Gedo ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadal ka soo yeeray Maxamed Cabdi Kaliil oo ahaa Wasiru Dowlaha...
Wasiiru Dowlaha Amniga Jubaland oo iminka ku sugan degmada Ceelwaaq ee Gobolka...
Maxamed Cabdi kaliil oo horey u soo noqdey Wasiiru dowlaha Amniga Jubaland ayaa markii ugu horeysay waxaa uu faah faahin uu kaga bixiyey Khilaafka...
DF oo ciidamadii ugu badnaa geysay xaduuda Soomaaliya iyo Kenya
Ciidamo badan oo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa la geeyay degaannada xadbeenaadka Kenya iyo Soomaaliya gaar ahaan degmooyinka Beled-Xaawo iyo Mandheera.
Tallaabadan ayaa ku...
Haweeney lagu dilay Magaalada Burco & qof loo qabtay
Gabadha oo lagu Magacaabi jiray Ugbaad Cali Dhaban-loox, ayaa waxaa lagu dilay Magaalada Burco ee Gobolka ogdheer, waxaana la sheegay in dilkeeda uu ka...
Banaan bax maanta ka dhacay magaalada Beledweyne
Wararka ka imanaaya Magaalaada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheega in halkaas maanta uu ka dhacay banaanbax looga soo horjeedo qaabka hataan loo...
Wararka Ciidamo la kala dhex-dhigay Maleeshiyaad dagaalamay
Ciidamada Nabad sugidda iyo Sirdoonka qaranka Qaybtooda ka howlgasha degaannada Galmudug ayaa ku guulaystay in ay kala dhex-galaan laba maleeshiyo Beeleed oo saaka kudagaalamay...
Madaxweynaha Kenya oo ka hadlay ka bixitaanka Ciidamada Kenya ee Soomaaliya
Dowladda Kenya oo militerigeeda qaar kamid ah ay qayb ka yihiin howlgalka Midoowga Africa ee AMISOM ayaa markale u muuqata in ay si maldahan...
Cali C.Cosoble oo beeniyay war muran badan ka dhaliyay baraha Bulshada
Madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa beeniyay warar qabsaday baraha Bulshada ay ku kulanto ee Facebook, kaas oo sheegayay in Lacag...