Dowladda oo si rasmi u shaacisay in ay la heshiisay Cabdirishiid Janan

0
Wasiirkii hore ee Amniga Jubalad, C/rashiid Xasan Cabdinuur (Janan) ayaa heshiis la galay dawladda Federal-ka ee Soomaaliya, waxaana manta oo Isniin ah isaga iyo...

Qaramada Midoobey oo ka hadashay qorshaha Kenya ay ku xireyso xeryaha Dhadhaab

0
Ha’yadda Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in Kenya ay ha’yadda ku wargelisay qorshaha ay ku dooneyso inay ku xirto...

Cabdi Xaashi” Kulamada Madashu way sii socon doonaan inta dalka laga badbaadinayo xaaladda uu...

0
Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa shir ku yeeshay Madasha Badbaado Qaran, kaasi looga hadlay ismari waagga siyaasadeed ee weli ka taagan arrimaha doorashada. Madashan ayaa...

Musiibo kale oo ku habsatay Muslimiinta Rohinjya

0
Hey’adda qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ugu yaraan shan iyo toban qof ay dhinteen, halka afar boqol oo kalena aan la...

Abiy Axmed oo u hanjabay askartii tacadiyada ka geystay gobolka Tigray

0
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa xildhibaanada baarlamaanka u sheegay in lala xisaabtami doono ciidamada lagu helo dambiga ah in tacaddiyo ay gesyteen xilligii...

Al-Shabaab oo sheegtay mas’uuliyada dilka guddoomiye waaxeed iyo ilaaladiisii

0
Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerar lagu dilay seddax qof, kuwaas oo sheegeen inay kala ahaayeen masuul ka tirsanaa maamulka deegaanka Ceelaha Biyaha iyo...

Madaxtooyada Soomaaliya oo war ka soo saartay shir ka socda Muqdisho

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Qaran ee dhammeystirka Arrimaha Doorashooyinka iyo fulinta heshiiskii 17-ka...

Madaxweyne Deni oo cafis u fidiyey Weriye Kilwe Aadan

0
-Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray wareegto uu cafis ugu fidiyey Weriye Kilwe Aadan oo muddo saddex bilood ka badan ku xirnaa...

Wasiir Dubbe oo sheegay in shirka Xalane oo doorashada uu furmay

0
Wasiirka Warfaafinta Dowlada Federalka Cismaan Abuukar Dubbe oo shir jaraa’id galabta qabtay ayaa sheegay in shirka uu furmay, isla markaana ay dowlada ugu baaqeyso...

Jubbaland iyo Qaramada Midoobay oo ka wada hadlay Xaaladda Abaaraha

0
Wefdi ka socda Qaramada Midoobay oo maanta gaarey magaalada Kismaayo ayaa kulamo looga hadlay xaaladda Jubbaland la qaatay mas’uuliyiinta maamulkaasi. Wefdiga oo hoggaaminayay ku-xigeenka Ergayga...

XULASHADA