Qarax Ka Dhacay Inta U Dhaxeysa Magaalada Muqdisho Iyo Afgooye
Qarax ayaa goordhaweyd ka dhacay waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye, waxaana wararku ay sheegayaan in uu jiro Khasaare ka dhashay Qaarxaas oo sida...
Khilaaf ka taagan Dhismaha golaha deegaanka Gaalkacyo ee Galmudug
ararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in khilaaf xoogan uu xilligaan ka jiro dhismaha golaha deegaanka magaaladaasi, kadib markii dhawaan...
Dad careysan oo banaanbax ka dhigay Muqdisho
Banaanbaxaan ayaa waxaa dad careysan Maanta oo khamiis ah ka dhigeen Xaafado ku hareereysan Wadada Warshadaha ee degmooyinka Hurwaa & Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho
Banaanbaxa...
Maxaa looga hadley Shirka golaha wasiirada ee Koofur Galbeed ?
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa shir guddoomiyey shirka todobaadlaha golaha wasiirada oo maanta ka qabsoomay Magaalada Baydhabo ee Xarunta kumeel...
DFS oo ku dhawaaqday guddi ay xubin ka tahay Somaliland
Hay’adda Batroolka Soomaaliya (SPA) ayaa magacowday lix agaasimeyaal madax-bannaan oo ka mid noqon doona boodhka hay’adda.
Agaasimayaasha cusub ayaa kala matalidoona dowlad goboleedyada, gobolka Banaadir...
Dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo wada saxiixday heshiis cusub
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa maanta wada saxiixday heshiis iskaashi oo cusub, kaas oo hagi doona sida dalka iyo Qaramada Midoobay ay...
Ra’iisul-wasaare Rooble oo dhagax dhigay Xarunta Gurmadka deg-degga ah
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhagax-dhigay xarunta gurmadka qaranka oo loogu talagalay in ay daboosho Xaaladaha deg degg ah ee...
RW Rooble oo Muqdisho kaga dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Roobe oo hadal Maanta ka jeediyay munaasadd lagu qabtay Tiyaatarka Qarnka oo xus iyo duco...
Xasan Sheekh oo sheegay inaan Saddex sano ka dib wax jawaab ah laga bixin...
Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynahii hore ee Soomaaliya oo ka hadlayay musiibadii Isgoyska Soobe ka dhacday maanta oo kale, ayaa sheegay in qalbiyada dadka Soomaaliyeed...
Kulan Addis Ababa uga socda hoggaanka sirdoonnada Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea
Wararka aan ka heleyno magaalada Addis Ababa ayaa sheegaya in madaxda sirdoonada Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea ayaa shir uga socda magaalada Addis Ababa ee...