Kenya oo mar kale ku celisay in ay xireyso xarooyinka qaxootiga

0
Kenya ayaa mar kale ku hanjabtay inay xiri doonto laba xero qaxooti oo aad u weyn oo ku yaala dalkeeda, tallaabadaas oo ay walaac...

Puntland & Jubbaland oo DF ku eedeyay in ay ‘xaggal daacineyso’ qabsoomidda shirka

0
Dowlad gobolleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa ka hadlay sababaha hortaagan qabsoomida shirka wada-tashiga ee doorashada, iyagoona dowladda Federaalka ku eedeeyay in ay xaggal daacineyso...

Madaxada qaar kamid D/gobolleedyada oo ku shiray Muqdisho

0
Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada taagersan dowladda Federaalka ee Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta kulan gaar ah ku yeeshay Magaalada Muqdisho. Kulanka ay wada...

Rooble Iyo Beesha Caalamka Oo Maanta Ka Wada Hadlay Khilaafka Doorashada

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilka sii-haya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta oo talaado ah xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay Wakiilada Beesha...

Villa Somalia oo si adag uga jawaabtay qoraal uu baahiyey Senator Cumar C/Rashiid

0
Afhayeenka Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa qoraal uu soo saaray ku beeniyey in madaxweyne Farmaajo uu heshiis amni la...

Maxay ka wada-hadleen Madaxweyne Deni iyo Safiirka Jabuuti?

0
Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay safiirka dowladda Jabuuti u jooga Soomaaliya Danjire Aadan Xasan. Madaxweynaha iyo safiirka ayaa...

Maxuu yahay barnaamijka cusub ee wasaaradda waxbarashadu ay daah-furtay?

0
Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Fedeeraalka Soomaaliya, ayaa daah-furtay Barnaamij loogu talo galay in ardayda dugsiyada Hoose iyo Dhexe ay qaab...

Al-Shabaab oo ku hanjabay in ay weeraro ka fulin doonaan Jabuuti

0
Hoggaamiyaha ururka Al-Shabaab Axmed Cumar Abu Cubaydah ayaa hanjabaad cusub u jeediyey danaha Maraykanka iyo Faransiiska ee dalka Jabuuti. Abu Cubaydah ayaa hadal ay daabaceen...

Midowga Musharixiinta oo wada kulamo looga hadlayo muranka doorashada

0
Midowga Musharixiinta ayaa maanta kulamo gaar gaar ah la qaadanaya qeybaha kala duwan ee bulshada, si ay u dhageystaan arragtidooda la xiriira xaaladda, gaar...

Qaramada Midoobay oo ka hadashay kulankii Beesha caalamka iyo D/Gobolleedyada

0
Qaramada Midoobay ayaa ka hadashay kulankii maanta ay magaalada Muqdisho ku yeesheen madaxda dowlad-gobolleedyada iyo wakiilada beesha caalamka ee loo yaqaan C6+. Wakiilka Qaramada Midoobay...

XULASHADA