R/Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha Uganda

0
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka magacaaban, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo Marwada kowaad ee Dalka Marwo Seynab Cabdi Macalin ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha...

Dagaal Muqdisho ku dhex maray Ciidamo ka wada tirsan DFS

0
Warar na soo gaaraya ayaa sheegaya in Ciidamo ka wada tirsan dawladda Soomaaliya ay ku dagaalameen maanta magaalada Muqdisho. Dagaalkan maanta ayaa waxa uu si...

Suxufiyiinta ku nool Jowhar oo cambaareeyay xariga Weriye Cabdullaahi Kulmiye

0
Suxufiyiina ka hawlgala gobolka Shabeellada Dhexe gaar ahaan magaalada Jowhar, ayaa waxa ay ka hadleen xariga loo gaystay Weriye Cabdullaahi Kulmiye Caddow. Suxufiyiinta ayaa tilmaamay...

Qaramada Midoobey oo shaacisay tirada dadkii ku barakacay Fatahaadihii dalka ka dhacay bilihii u...

0
Warbixin ay soo saartay hey’adda Arimaha Gargaarka Qaramada Midoobay ee OCHA ayaa lagu sheegay in afartii billood ee ugu dambeysay ay fatahaadaha iyo daadadka jira ay...

Soo xulista golaha deegaanka magaalada Gaalkacyo oo maanta la soo gabagabeeyay

0
Soo xulista golaha deegaanka magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa maanta la soo geba gebeeyay Waxaa soo idlaatey doorashada 13-kursi oo ka dhimanaa 27-xubnood ee...

DHAGEYSO:BARNAAMIJKA BEERAHA OO ROGAAL CELIS AH.

0
Hoos ka dhageyso Barnaamijka Beeraha ee Todobaadkan oo ah Qeybtii shanaad waxaan ku eegaynaa Beerashada Khudaarta,Dalagaan oo Muhiimad dhaqaale u leh Beeraleyda...

Dacwad ka dhan ah dhaxal-suge Maxamed Bin Salman oo laga furay Mareykanka

0
Haweeneeydi uu ka dhintay saxafigi la dilay Jamal Khashoggi, iyo koox u doodda xuquuqda aadanaha oo uu isagu aas-aasay ayaa Talaadadii shalay maxkamad ku...

Taliyaha xoogga oo faahfaahin ka bixiyey howlgal lagu dilay Shabaab badan

0
Faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay howlgal ay saacadihii lasoo dhaafay ciidanka xoogga dalka ka sameeyeen duleedka degmada Diinsoor ee gobolka...

Kaaliyihii maxkamadda ciidamada Puntland oo lagu dilay Garowe

0
Wararka aan ka heleyno magaalada Garowe ee gobolka Nugaal waxay sheegayaan in bartamaha magaaladaas lagu dilay sarkaal ka tirsanaa maxkamadda ciidamada Puntland. Garyaqaan Maxamed Maxamuud...

Guddi ka socda golaha shacabka iyo mas’uuliyiinta W/waxbarashada oo maanta yeelanaya kulan xasaasi ah

0
Xarunta Villa Hargeysa waxaa maanta kulan ku yeelanaya mas’uuliyiinta ugu sarreysa ee wasaaradda waxbarashada Soomaaliya iyo guddi xildhibaanno ah oo dhawaan loo magacaabay ka...

XULASHADA