Musharax Daahir Geelle oo sheegay inay dacwad ka gudbinayaan Farmaajo
Afhayeenka Midowga Musharixiinta Musharax Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in shaqaaqadii shalay ila habeen ka hor ka dhacday magaalada Muqdisho ay aheyd isku-day dil...
Xoghayaha guud ee QM oo war ka soo saaray rabshadihii ka dhacay Muqdisho
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey António Guterres ayaa sheegay in si weyn uu uga walacsan yahay qalalaasihii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda...
Jabuuti oo ciidamo hor leh u soo direysa Soomaaliya
Midowga Afrika iyo dowladda Jabuuti ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi oo muhiimadiisu tahay sidii dowladda Jabuuti ay Soomaaliya ugu soo dir laheyd ciidamo suga...
Wakiillada Beesha Caalamka oo shir gaar ah ka leh xaaladda Soomaaliya
Waxaa hadda magaalada Muqdisho ka socda shir wakiillada beesha caalamka ay uga arrinsanayaan xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya.
Shirkan oo ka socda xerada Xalane ayaa looga...
Jubbaland iyo Puntland oo u yeertay guddiyadii uga qeyb galay shirkii Baydhaba
Waxaa isisoo taraya wararka sheegaya in Jubbaland iyo Puntland ay ka cagajiidayaan ka qeyb galka shirka uu iclaamiyey madaxweyne Farmaajo, kaas oo la dhaafay...
Sheekh Shariif “Waxaan Aad Uga Xunahay In Lasoo Adeegsado Ciidamadii Aan Dhisnay”
Midowga Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Maanta kulan looga hadlaayay rabshadihii ka dhacay Magaalada Muqdisho ku yeeshay Hotelka Jasiira ee fadhigoodu...
Jubbaland oo shaki gelisay ka qeyb galka shir ka dhaca Muqdisho
Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan oo ka hadlay xaaladda siyaasadeed dalka ayaa shaki geliyey ka qeyb galka shirka madaxda dowladda federaalka iyo...
Wasaaradda Caafimaadka DF Oo Qalab Looga Hortego COVID-19 Lagu Wareejiyay
Wasaaradda Caafimaadka iyo Maamulka Gobalka Benaadir ayaa Daah-furay Barnaamijka Wacyigelinta Ballaaran ee ka hortaga soo laba kacleeynta marka labaad ee Cudurka halista ah ee...
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo War Kasoo Saaray Dagaaladii Ka Dhacay Magaalada Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilka sii-haya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay inuu ka xun yahay rabshadihii xalay iyo maanta ka dhacay magaalada...
Mareykanka oo cune-qabateyn saaray saraakiil ka tirsan ciidamada Belaruz
Dowladda Mareykanka ayaa cune-qabateyn ku soo rogtay in ka badan 43 Sarkaal oo siweyn ugu dhaw huggaamiyaha Dalka Belaruz Alexander Lokashenko.
Xoghayaha arrimaha dibadda Washington...


















