Ciidamada maamulka Galmudug oo ku baxay Shacab iyo Shabaab ku dagaalamay gobolka Mudug
Wararka ka imaanya gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta ciidamo ka tirsan maamulka Galmudug ay ku baxeen dad shacab ah oo Al-Shabaab dagaal kula...
Deni oo kulamo xasaasi ah ka wada Muqdisho
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu Muqdisho ka deganyahay ku qaabilay Guddoomiyaha Xisbiga Garsoor Xildhibaan Zakeriye Maxamuud Cabdi iyo xubno...
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo sheegay in dalka badbaado u baahan yahay
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo daahfuray kulanka uu Khudbadda ka jeedinaayo Madaxwaynaha Jubaland ayaa waxa uu sheegay in uu bad baado u...
Axmed Madoobe oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka horjeediyay guddoonka Aqalka sare
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta tagay xarunta Aqalka sare ee Soomaaliya, halkaas oo uu kulan kula qaatay guddiga joogtada ah...
Maamulka gobolka Gedo oo beeniyay in Muqdisho ay imaanayaan
Maamulka gobolka Gedo ayaa beeniyay, warar sheegayay in looga yeedhay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, si ay ula kulmaan madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed...
Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay Natiijada Imtixaanaadka dugsiyada sare ee dalka
Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee dawladda Soomaaliya ayaa maanta oo taariikhdu ay ku beegan tahay 06-September-2020 waxa ay ku dhawaaqday, Natiijada imtixanadka...
Maamulka gobolka Banaadir oo faahfaahiyay Maamulka gobolka Banaadir oo faahfaahiyay hawlgallo laga sameeyay Muqdishohawlgallo...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa ka faah faahin ka bixiyay hawlgallo ay Ciidamada Ammaanku ka sameeyeen degmooyinka qaar ee gobolka Banaadir.
Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Saalax...
Faahfaahin: Khasaaraha ka dhashay qarax goor dhaw ka dhacay Muqdisho
Qarax xoog leh ayaa goor dhaw ka dhacay meel aan ka fogeyn barta-Control ee laga ilaaliyo madaxtooyada oo u dhaw taalada Sayidka ee magaalada...
Mahdi Guuleed oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey soo saarista shidaalka Soomaaliya
Siihayaha xilka ra’iisul wasaaraha dalka Mahdi Maxamed Guulleed ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay xoojinta ahmiyadda ay dawladda Soomaaliya siinayso ka faa’iidaysiga khayraadka dalka,...
Ciidamada DF iyo kuwa Jubbaland oo Janaay-Cabdalla kala wareegay Al-Shabaab
-Ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa Jubbaland ayaa saakay dagaalamayaasha Al-Shabaab kala wareegay deegaanka Janaay-Cabdalla ee gobolka Jubbada Hoose.
Deegaankaas oo 60-KM galbeed uga beegan magaalada...