Dowladda oo wefdi dirtay beelihii ku dagaalamay Koofurta Beledwayne
Wararka ka imaanaya dulleedka koofureed ee magaalada Beledwayne ayaa sheegaya in halkaasi maanta gaareen wefdi ka socda dowladda federaalka iyo Hirshabeelle, si ay u...
Al-Shabaab oo weerar dhabba-gal ah ku qaaday Ciidamo ka tirsan DF
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar dhabba-gal ah oo dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ku qaadeen askar ka tirsan ciidamada dowladda, xilli ay ku...
RW Rooble oo guddi u saaray baaritaanka dilkii qarsoodi ah oo loo geystay askari...
Gudi Wasiiro iyo Saraakiil Amni isugu jiray oo uu Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble u magacaabay baarista dil qarsoodi ah oo si fool xun...
Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyay shir looga hadlay amniga
Madaxweynaha Dowlad-gobolleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlay amniga guud ee deegaanada maamulkaasi iyo howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.
Shirkaan...
RW Rooble oo Beesha caalamka kala hadlay diyaar garowga shirka 20-ka May
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir gaar ah xafiiskiisa kula yeeshay wakiillada beesha caalamka ee taageerada siiya Soomaaliya.
Kulanka ayaa waxaa looga...
DFS oo ka tacsiyeysay geerida ku timid weriye Axmed Xuseen Caddow
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta XFS Cusmaan Abukar Dubbe ayaa ka tacsiyeey geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Alle ha u naxariistee Wariye Axmed Xuseen Caddow.
Marxuumka...
Taliyaha Ciidanka Booliska oo maanta magacaabay Taliyaal ciidan
Taliska Booliiska Soomaaliya ayaa talyeyaal cusub u soo magacaabey Saldhigyada Booliiska ee degmooyinka Dhuusamareeb iyo Matabaan.
Wareegto uu soo saaray talyaha lagy magacaabay Gaashaanle Maxamed...
Wararkii u dambeeyay ee duqeymaha Israel ee Qasa
Diyaaradaha dagaalka Yahuuda ayaa maanta mar kale duqeyn xoog leh ka gaystay marinka Qasa ee dhulka Falastiin.
Milityga Israel waxaa uu sheegay inay maanta bartilmaameysteen...
Abiy oo sheegay in dalkiisa ay fara galin ku hayaan quwado shisheeye
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, ayaa sheegay inaanu oggolaan doonin in dibu dhacyada doorashada guud ku yimid loo isticmaalo ajandayaal kale, sida ay sheegtay...
Shiikh Shariif, Xasan Shiikh iyo siyaasiyiin kale oo kulan yeeshay
Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud iyo Sharif Sheikh Ahmed oo ay wehliyaan xildhibaan Farah Sheikh Abdulkadir iyo xildhibaan Hon. Mohamed Abukar Islow...


















