Guddoomiye Mursal oo la kulmay wafdi ka socda Qatar
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday dowladda Qatar.
Wafdiga waxaa...
Madaxweyne Lafta-Gareen Oo Farriin U Diray Hay”Addaha Garsoorka Koonfur Galbeed
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyadda kulan kula qaatay Hay”addaha kala duwan ee Garsoorka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed...
Jubbaland oo ku gacan seyrtay balanqaadkii uu Farmaajo ka hor jeediyey golaha shacabka
Maamulka goboleedka Jubbaland ayaa ka hadlay mowqifkiisa ku aadan hadalkii uu baarlamanka ka horjeediyay Madaxweyne Farmaajo ee ahaa in arrimaha doorashooyinka iyo amniga uu...
Antonio Guterres oo ku baaqay in si deg deg ah ay u kulmaan madaxda...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa soo dhaweeyey go’aankii ay Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya shalay ku ansixiyee in dib loogu laabto...
Musharaxiinta mucaaradka oo R/wasaare Rooble ugu baaqay inuu dhexdhexaad ka noqdo arrimaha doorashooyinka.
Midowga murashaxiinta ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay in ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble uu hormuud u noqdo arimaha doorashada.
War saxaafadeed ay soo saareen ayaa...
Wafdi ka socda Qatar oo maanta kulamo ka bilaabay Muqdisho
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maalintii labaad ku sugan wafdi uu hogaaminayo ergayga gaarka ah ee wasaaradda arimaha dibadda dalka Qatar u qaabilsan arimaha xalinta...
Dowladda Mareykanka oo balanqaaday in ay gacan ka geysaneyso Taageerada Doorashada Soomaaliya
Dowladda Maraykan oo soo dhawaysay go’aankii Madaxwaynaha JFS iyo talaabadii ay Golaha shacabka ku aqbaleen in dib loogu laabto heshiiskii 17 September.
War saxaafadeedka ayaa...
G.ku xigeenka Gobolka Gedo oo kulamo kula Qaatey Baardheere Maamulka Degmada (Wareysi+Sawirro)
Kulamada maanta uu la qaatey Maamulka degmada Baardheere , Maxamed Cali Xuseen (Diini) oo ah G.ku xigeenka 1aad ee Maamulka Gobolka Gedo ahna...
World Immunization Week – Ministry of Health, WHO, UNICEF and partners commit to improve...
MOGADISHU, 30 April 2021 – Vaccines protect us against preventable diseases, including COVID-19. They bring us closer to a healthier world and are permissible...
Luul Jaylaani Oo Beenisay Warar Laga Faafiyay Oo Sheegayay Inay Geeriyootay
Iyadoo saacadihii lasoo dhaafay uu Baraha bulshada si weyn ugu faafay war sheegayay in ay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ay...















