Roob mahiigaan ah oo ka da’ay deegaano ka tirsan Puntland

0
-Wararka aan saakay ka heleyno deegaano badan oo ka tirsan Puntland ayaa sheegaya in xalay uu roob mahiigaan ah ka da’ay. Deegaanada uu roobku ka...

Faahfaahino ka soo baxaya howlgallo ka dhacay G/Hiiraan

0
-Qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka ayaa howlgal ay ka sameeyeen inta u dhaxeysa degmooyinka Maxaas iyo Baladweyne ee gobalka Hiiraan, waxay uga hor...

Farmaajo oo balan-qaaday in dowladiisu ay joojineyso xarigga weriyeyaasha

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa saxaafadda Soomaaliya u balan-qaaday in dowladda uu hoggaamiyo ay dhowri doonto hadda kadib xorriyadda saxaafadda. Farmaajo balan-qaadkaan waxa uu...

Shirar looga hadlayo dhismaha Hirshabelle oo ka socda Jowhar.

0
Waxaa magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellada Hoose ka soconaya shir looga hadlayo dhismaha maamulka Hirshabele, kadib markii maalmo ka hor lagu dhawaaqay xildhibaanada cusub...

Koox hubeysan oo goordhow oday ku dilay deegaanka Ceelasha Biyaha.

0
Koox hubeysan ayaa goordhow qof shacab ah waxaa ay ku dileen deegaanka Ceelasha biyaha ee gobolka shabeellada Hoose. Odayga ayaa la sheegay inuu ka soo...

Itoobiya oo baaritaan ku sameyneysa dagaalkii u dhexeeyay Soomaalida iyo Cafarta

0
Dowladda Itoobiya ayaa baaritaan ku sameyneysa dagaalkii ka dhacay xadka gobolladda Soomaalida iyo Cafarta ee dalka Itoobiya, halkaas oo isku dhac uu dhowaan ku...

Khilaaf ka taagan dhammeystirka xubno ka dhiman Baarlamaan 2aad ee Hirshabeelle

0
Iyadoo maalmo kahor lagu dhawaaqay 90 xubnood oo kamid noqonaya baarlamaanakaan Labaad ee maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa warar ku aadan waxa ay sheegayaan inuu...

Ayax fara badan oo ku habsaday gobolka Shabeellada Dhexe

0
Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellada Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan, in Ayax fara badan uu ku habsaday deegaanno iyo tuulooyin hoostaga gobolka. Ayaxan ayaa...

DFS oo sheegtay in maamul goboleedyada qaar ay soo magacaabeen guddiyada doorashada ku meteli...

0
Dawladda Soomaaliya ayaa waxa ay sheegtay in maamul goboleedyada dalka qaar ay soo gudbiyeen guddiga doorashada, isla markaasina dhawaan lagu dhawaaqi doono. Wasiirka wasaaradda warfaafinta...

PRESS STATEMENT: UN Condemns Murder of Two Humanitarian Workers in Somalia

0
The United Nations in Somalia strongly condemns the murder of two humanitarian workers, who were reportedly killed yesterday in the capital, Mogadishu, by suspected...

XULASHADA