Wasaaradda Caafimaadka Oo Ka Warbixisay Kiisaskii Ugu Dambeeyay Ee Covid19
Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa faah faahin ka bixisay Kiisaskii ugu dambeeyay ee kasoo kordhay Caabuqa Covid19, oo maal mihii ugu dambeeyay dib...
Kulan looga hadlayey amniga oo ka dhacay degmada Awdheegle ee G/Sh/hoose Ibraahin maxamed ...
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Garoonka Aadan-cadde ee magaalada Muqdisho ka daahfurtay diiwaan-gelinta diyaaradaha iyo ruqsadsiinta xirfadlayaasha.
Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada dowladda Federaalka Soomaaliya...
Maxaa looga hadlay shirka Golaha Wasiirrada Soomaaliya?
Shirka todobaadlaha Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa lagu ansixiyey Siyaasadda Qaran ee Howl-gabka iyo Liil-tirka Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda, Xubin Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuduudaha...
Hindiya iyo Shiinaha oo xal ka gaaray muran ku saabsanaa xadka labada dal.
Wadamada Hindiya iyo Shiinaha ayaa isku afgartay in lakala qaado ciidamada labada dal ee isku hor fadhiyo xadka kala qaybiyo. Wasiirka gaashaandhiga Hindiya ayaa...
Ciidamada Itoobiya oo lagu eedeeyay in ay laayeen dad shacab ah.
Hay’adda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in ciidamada federaalka ee Itoobiya ay sida muuqata duqeyn aan kala sooc lahayn u geysteen...
Kenya oo codsatay in dib loo dhigo kiiska badda ee kala dhexeeya Soomaaliya
Sida uu daabacay wargeyska The Nation ee ka soo baxa dalka Kenya, dowladda Kenya ayaa maxkamadda caalamiga ah ICJ in ay ka codsatay in...
Maxkamad ku taala Hiiraan oo sii daysay dad ku xirnaa Beledweyne
Maxkamad ku taalla Gobalka Hiiraan ayaa maanta siideysay 7 qof oo horay ciidamada Ammanka ku xireen magaalada Beledweyne, kuwaas oo la sheegay in dambi...
Wasiir Dubbe” Ma aqbalayno in markale dib loo dhigo dacwada badda”
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cismaan Abukar Dubbe, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa ka hadlay kiiska dacwadda badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo...
Maxaa looga hadlay shirka golaha wasiirada Jubbaland?.
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan.
Ugu horayn waxaa golahu...
Puntland oo markale ku celisay in shirka lagu qabto Muqdisho
Madaxweynaha Dowladd goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Dowladda Puntland.
Shirka Golaha Wasiirada oo uu Madaxweynaha ku...

















