Dowladda Soomaaliya oo heshiis cusub ku saxiixday Addis Ababa
Shir ka dhacay magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya waxaa maanta lagu kala saxiixday heshiis ay Soomaaliya uga mid noqoneyso dalalka Afrika ee...
Hoos ka dhageyso Barnaamijka Beeraha Qeybta 10aad ee Habka Wanaagsan ee Wax beerashada
Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Barnaamijka oo aan ku eegi doono Barashada Habka Wanaagsan ee Wax beerashada Maareynta .
Barnaamijkan oo ay idiin soo...
Midowga Yurub oo walaac ka muujiyay xaaladda Muqdisho
Wakiilka gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Nicolas Berlanga ayaa sheegay inuu ”Aad uga walaacsan yahay xaaladda Muqdisho”.
“Waxaan aad uga walaacsanahay...
Midowga Musharixiinta oo war ka soo saaray xaaladda Muqdisho
Golaha Midowga Musharraxiinta ayaa si kulul u canbaareeyay weerarkii lagu qaaday Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Shiikh Maxamuud iyo Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur...
UK oo war ka soo saartay xaaladda Muqdisho
Safaaradda UK ee Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay dagaalada ka socda Muqdisho, iyadoo baaq u dirtay dhinacyadda ay dirirtu ka dhaxeyso ee ku dagaalamaya...
Wasiirka Amniga oo beeniyay in ciidamada dowladda weerareen Xasan Sheekh
Wasiirka wasaaradda Amniga Soomaaliya Xasan Xundubeey Jimcaale ayaa beeniyay in ciidamada dowladda ay weerareen hoyga madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kaasi oo...
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir oo sheegay in hoygiisa ay weerar ku soo qaaday DFS
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa haatan ka soconaya dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo ciidamada ilaalada siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur.
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdirshakuur ayaa...
Ciidanka Dowladda Oo Dib Ula Wareegay Isgoyska Fagax
Ciidankii saaka la wareegay xaafado ka mid ah degmada Yaaqshiid ayaa lagu soo warramayaa in ay dib ugu laabteen degaanka Gubadleey, waxaana dib u...
Ciidanka Dowladda Oo Weerar Ku Qaaday Hooyga Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay weerar la sheegay in Ciidanka Dowladdu ay ku qaadeen Hooyga uu ka daggan yahay...
Turkiga oo weerar afka ah ku qaaday madaxweynaha Mareykanka
Turkey ayaa Sabtidii ku eedeysay Mareykanka inay isku dayayaan inay dib u qoraan taariikhda, ayada oo si adag u diiday go’aanka uu madaxweyne Biden...


















