Shiinaha oo xukun ku riday Weriyihii ugu horreeyay ee dalkiisa ka tebiyay xanuunka Covid-19

0
Gabadh weriye ah oo u dhalatay Shiinaha taas oo soo tebisay dillaacitaankii coronavirus ee magaalada Wuhan ayaa lagu xukumay afar sano oo xabsi ah. Zhang...

Faahfaahino ka soo baxaya rag lagu dilay magaalada Muqdisho

0
Wararka aan ka heleyno degmada Waaberi ee gobolka Banaadir waxay sheegayaan in lagu dilay Seddax askari oo ka tirsanaa ciidanka Nabad sugidda qeybtooda dharcadda...

Khasaaraha ka dhashay dagaal ka dhacay Itoobiya

0
Ugu yaraan 50 ruux oo labada dhinac ah, ayaa la xaqiijiyay in ay ku geeriyoodeen dagaal culus, oo shalay dhexmaray Ciidamada Dowlad Degaanka Soomaalida...

R/Wasaare Rooble” wadahadal ayaan la fureynaa qofkasto oo cabasho ka qaba doorashooyinka”.

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta shir muhiim ah la qaatay wakiiladda iyo safiiradda Dalalka Caalamka u jooga Soomaaliya  kaa...

Duqa Muqdisho oo ka hadlay shaqaaqadii ka dhacday waqooyiga Muqdisho

0
Cumar Maxamuud Maxamed  (Filish)  Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banadiraayaa si kulul uga hadlay  dagaalkii maalmo ka hor  ka dhacday degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir,waxaa uuna...

Ammaanka Garoowe oo la adkeeyay iyo wafuud halkaasi ku qulqulaysa

0
Magaalada Garoowe ayaa waxaa ku qul qulaya wafuud kala duwan oo kala socda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubnaha musharixiinta mucaaradka ah. Ammaanka magaalada Garoowe ayaa...

Xildhibaannada golaha shacabka ah oo kulan ku leh Muqdisho

0
Xildhibaannada Golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ee haatan waqtigooda uu dhamaaday ayaa maanta kulan ku leh Magaalada Muqdisho. Ajandaha kulanka ah ayaa maanta ah Akh...

Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha XFS oo daah furay dhaqan galka Sharciga Shirkadaha Soomaaliya.

0
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xildhibbaan Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay Xeer-nidaamiyaha sharciga shirkadaha Soomaaliya ee...

Israsaaseyn Khasaaro Geysatay Oo Ka Dhacday Magaalada Muqdisho

0
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Israsaaseyn daqiiqado kahor kooban socotay oo ka dhacday Isgoyska Ex-koontarool Afgooye ee Magaalada Muqdisho, taasi oo dhexmartay Ciidamo...

Erdogan oo shaaciyay sababta uusan xiriir ula yeelan karin Israel

0
Madaxweynaha Turkey Recep Tayyib Erdogan ayaa sheegay in Turkigu uu jeclaan lahaa in uu xiriir wanaagsan la yeesho Israel, laakiin wuxuu dhaliilay siyaasadda Israel...

XULASHADA