Maxay Ka wada hadleen RW Rooble Iyo Danjiraha Imaaraatka Carabta u fadhiya Soomaaliya
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa maanta ku qaabilay Danjiraha Dowladda Imaaraatka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Axmed Alcuthman.
Ra’iisulwasaaraha...
Wasiirka Amniga Jubbaland oo DF ugu baaqay in Baaritaan lagu sameeyo Duqaymaha Kenya Ka...
Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxa ay sida adag uga hadashay duqeymihii ay diyaaradaha dagaalka ee dowladda Kenya ay dhawaan ka geysteen qeybo kamid ah...
Jubbaland oo si adag ugu hadashay duqeynta ay Kenya ka geysteen Gedo
Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta shir gudoomiyey kulanka golaha amniga Jubbaland, kaas oo bishiiba mar qabsooma islamarkaana looga hadlo...
Guddiga Horomarinta degmada Baardheere oo ka warbixiyey Howlaha u Qabsoomay iyo Ujeedooyinka ay...
Guddiga Horomarinta degmada Baardheere ayaa markii ugu horeysay waxay ka hadleeen tan iyo in markii la sameeyey waxyaabaha ay ka qabteen Horomarinta Adeegyada...
Ciidanka Booliska Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Dhawaan Xaaskiisii Ku Dilay Muqdisho
Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay gacanta ku hayaan eedeysane Bashiir Cabdi Xasan, oo horay xaaskiisii Salaado Faarax Cali ugu dilay Degmada Wartanabada...
Maxaa sanadkan ku soo kordhay doorashooyinkii ka dhacay Soomaaliland ?
Kadib markii xalay saqdhexe ay guddiga doorashooyinka maamulka Soomaaliland ay ku dhawaaqeen doorashada golaha wakiilada Soomaaliland iyo deegaanka gobolka Maroodi-Jeex ayaa waxaa ay hadal hayn...
Guddiga Xaqiijinta Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka oo ku dhawaaqay xubnihii cabashada laga soo gudbiyay
Guddiga Xaqiijinta Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ku dhawaaqay in 34 xubnood laga saaray liiska guddiyada doorashooyinka...
AMISOM oo Hadashay duqeymihii ay ciidamada Kenya ka geysteen Gedo
War-saxaafadeed ka soo baxay Hawlgalka Nabad-ilaalinta ee AMISOM ayaa lagu sheegay in ay Baaritaano ku samaynayaan duqaymo dhowaan ka dhacay Gobalka Gedo kuwaas oo...
R/wasaare Rooble oo agaasimeyaal cusub u magacaabay wasaaradaha Warfaafinta, iyo arrimaha gudaha
Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayuu Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ugu magacaabay...
Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay doorashadii ka dhacday deegaanada Soomaaliland
Xukuumadda Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay doorashada golaha deegaanka iyo wakiilada Soomaaliland ee ka dhacay deegaanada Soomaaliland.
Wasiirka haweenka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay...


















