Masar Oo Soo Daadgureyneyso Dadka Ku Dhaawacmay Weerarkii Qaza

0
Masar ayaa 10 kamid ah gawaarida gurmadka deg deg ah u dirtay marinka Qaza si ay usoo daabulaan dadka ku dhawaacmay duqeymaha Israa’iil si...

Israa’iil oo lagu eedeeyay inay duqeysay xero ay ku noolaayeen qaxooti

0
Wasaaradda caafimaadka ee Falastiiniyiinta ayaa sheegtay in duqeyn ay diyaaradaha Israa’iil ka geysteen xero qaxooti oo ku taal Gaza ay ku dhinteen ugu yaraan...

Xafiiska Rooble oo war ka soo saaray ka qeyb galka caleemo-saarka Madaxweyne Geelle

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo dib loogu...

Yaa maanta ka qeyb gelaya caleema-saarka Madaxweyne Geelle?

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta markii shanaad loo caleemo-saarayaa xilka madaxweynaha, kadib markii uu ku guuleystay doorashadii madaxtinimada ee bishii hore...

R/Wasaare Rooble oo war ka soo saaray maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed

0
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa u diray dhalinyarada Soomaaliyeed hambalyo ku aadan sanad guuradii 78-aad ee ka soo wareegtay markii la...

Qoor Qoor oo Gaalkacyo ka wada dadaalo lagu xalinayo xiisad ka dhalatay dil loo...

0
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa bilaabay wada-hadallo lagu xalinayo shaqaaqo ka dhalatay dil...

Ergay ka socda Mareykanka oo gaaray Israa’iil

0
Ergey gaar ah oo ka socday Mareykanka ayaa gaaray magaalada Talabiib si uu halkaa ugu bilaabo wadahadallo ku aadan joojinta dagaalka sii socda ee...

Ismaaciil Cumar Geelle oo markii shanaad loo dhaariyey Madaxweynaha Jabuuti

0
Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta markii shanaad loo dhaariyey sidoo kalena loo caleemo saaray xilka madaxtinimada dalka Jabuuti. Madaxweyne ayaa ku guuleystay doorashadii dalkaas ka...

Muuse Biixi oo ka qeyb galaya caleema saarka madaxweynaha Jabuuti

0
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa u safray Jabuuti, si uu uga qayb gelayo caleemo-saarka Ismaaciil Cumar Geelle oo maalinta berri ah loo dhaarin...

Maxay ka wadahadleen Madaxwayne Farmaajo iyo Amiirka Qatar?

0
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Amiirka Dowladda Qatar Mudane Tamim Bin Hamad ayaa khadka telefoonka isku dhaafsaday Hambalyada Munaasabadda Ciidda. Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed...

XULASHADA