Cabdi raxmaan Cabdi Shakuur oo gaaray Dhuusamareeb

0
Wafdi uu hoggaaminayay hoggaamiyaha xisbiga wadajir  Cabdiraxmaan Cabdishakuur warsame ayaa maanta waxaa uu gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gboleedka Galmudug. Wafdiga ayaa waxaa garoonka...

Xildhibaannada Hirshabeelle oo ku baaqay in doorashada Hirshabeelle ay ku dhacdo waqtigeeda

0
Xildhibaannada Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa waxa ay ka hadleen arrimaha doorashooyinka ee maamulka Hishabeelle. Xildhibaannada qaar oo la hadlay KNN ayaa waxa ay sheegeen in...

Banaanbax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho

0
-Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhacay banaanbax ay dhigayaan, darawallada gaadiidka xamuulka qaada . Dawallada banaan baxa dhigayay ayaa waxa ay ka cabanayeen ciidamada dawlada...

Muuse Biixi oo kulan la qaatay guddiga doorashooyinka Somaliland

0
-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland kula kulmay , guddiga doorashooyinka Somaliland. Guddiga ayaa madaxweynaha uga warbixiyay hawlihii u...

Xildhibaan Cabdi Xakiin Macalin Axmed oo loo doortay Xoghayaha guddiga Maaliyadda

0
Guddiga Maaliyadda, Miisaaniyadda, Qorshaynta iyo La- Xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ee Golaha Shacabka ayaa maanta oo ay Taariikhdeedu tahay 25/08/2020 waxay kulan Kula yeesheen Xarunta...

Dagaal ka dhacay shabeellada hoose

0
Ciidanka dowladda Soomaaliya iyo Al-Shabaab ayaa ku dagaalamay degaanka Lambar 50 ee gobolka Shabeelada Hoose. Dagaalka ayaa ahaa mid xoogan , iyadoona labada dhinac ay...

Madaxweynaha Galmudug oo tababar u soo xiray ciidamo cusub

0
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa tababar usoo xiray cutub ka tirsan ciidamada Darawiishta Galmudug oo tababar uga soconayay Magaalada Dhuusamareeb. Ciidamada tababarka...

Madaxweyne Farmaajo oo aqbalay in uu Shir ugu yeero Madaxda Puntland & Jubbaland

0
Xubnaha Beesha Caalamka ee taageerada siiya Soomaaliya ayaa waxaa ay dadaal u galeen sidii loo dhameystiri lahaa heshiiskii Magaalada Dhuusamareeb ee Go’aanka looga gaaray...

Mas’uuliyiin iyo shaqaale ka tirsanaa wasaaradda caafimaadka oo xukuno lagu riday.

0
Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday Mas’uuliyiin iyo shaqaale ka tirsanaa Wasaarada Caafimaadka kuwaasi oo lagu soo eedeeyay in ay...

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Wanla-weyn

0
Qarax geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay degmada wanla wayn ee gobolka Shabeelada Hoose. Qaraxa oo ahaa miinada nuuca dhulka lagu aaso ayaa...

XULASHADA