Madaxweynaha Puntland Oo Maanta Tababar U Soo Xiray Ciidamo Cusub

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Booliska Puntland oo ka qalinjebisay Dugsiga tababarka Ciidamada ee Xorgoble. Madaxweyne...

Meydka Gabar La La’aa Maalmo Oo Maanta Laga Helay Guri Ku Yaal Muqdisho

0
Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Meydka gabar yar oo labadiin maalin ee lasoo dhaafay ay baadi goobayeen qoyskeeda, taasi oo laga dhex...

RW Rooble oo magacaabis sameeyay

0
Ra’iisul wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta magacaabay laba agaasime oo ka kala howl-geli doona wasaaradaha gaashaandhiga iyo caafimaadka. Wareegto ka soo baxday xafiiska...

Xukuumadda Oo Shaacisay Liiska Xubnaha Cabashada Laga Keenay Ee Guddiga Doorashada

0
Guddiga Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble u saaray xaqiijinta xubnaha cabashada laga qabo ee Guddiyada Doorashooyinka ayaa soo bandhigay magacyada xubnaha ay...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland oo Isku Diiwaan-Geliyay Codeynta Doorasho

0
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa iska diiwaangeliyay xaafadda Kaambo ee degmada Qardho si uu u codeeyo...

Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabilay Diblomaasiyiin Ka Socday Dalalka Midowga Yurub Iyo UK.

0
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qaabilay safiirro iyo diblomaasiyiin ka socda midowga reer Yurub iyo dalka UK oo Somaliland u yimi indho...

Jabuuti oo xubno ka tirsan TPLF gacangalisay Itoobiya

0
Wararka ka imanayaJabuuti ayaa sheegaya in dowladda dalkaasi ay Itoobiya u gacan gelisay saddex xubnood oo ay Addis Ababa ku daba joogtay oo ka...

RW Rooble oo magacaabay Guddiga Maalmaha Xoriyadda

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta magacaabay Guddiga Qaban-qaabada Xuska Todobaadka Xorriyadda ee 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo oo sanad...

Musharixiinta oo RW Rooble u gudbiyay liiska xubnaha ay cabashada ka yihiin

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa kula kulmay xubno matalayay Midowga Musharraxiinta oo kala ah Madaxweyneyaashii hore Sheikh Shariif Sheikh Axmed,...

Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay kaararka codbixiyayaasha Somaaliland

0
Ciidamada dowlad goboleedka Puntland ayaa hawl-gallo ay sameeyeen gaar Cayn waxa ay sheegeen in ay  kusoo qab-qabteen kaararka codbixiyayaasha maamulka  Somaaliland iyo gawaari siday...

XULASHADA