Taliye Xijaar oo xalay Kismaayo kulan kula qaatay saraakiisha booliska Jubbaland

0
Taliyaha ciidammada Booliska Soomaaliya  Janaraal Cabdi Xasan Maxamed ( Xijaar) ayaa xalay kulan  looga hadlay amniga la qaatay saraakiisha booliska eek u sugan Magaalada...

Gaari ay saarnaayeen dad shacab ah oo miino kula qaraxday Mudug

0
Wararka ka imaanaya  gobolka Mudug ayaa sheegaya in qarax miino uu haleelay gaari ay saarnaayeen dad shacab ah oo marayay deegaano u dhow degmada...

RW Rooble oo Kismaayo kula kulmay Saraakiisha ciidamada AMISOM.

0
Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble ee uu wehliyo  Wasiirka Gaashaandhigga,xukumadda federalka Soomaaliya  Xasan Xaaji, ayaa maanta Magaalada Kismaayo kula kulmay taliyeyaasha sare ee ciidamada...

R/Wasaare Rooble oo lagu wado inuu gaaro Garbahaarey.

0
Waxaa maanta lagu wadaa in degmada Garbahaarey ay gaaraan wafdi hor u dhac u ah R/Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Wafdiga ayaa ka socda Xafiiska...

Milliteriga Yuhuudda Burburiyey Dhismo Uu Lahaa Nin Falastiini Oo Haysta Dhalashada Maraykanka

0
Ciiddanka Israel waxay maanta cagta mariyeen guri 2 dabaq ahaa oo uu lahaa qoyska Muwaadin Maraykan oo asalkiisu Falastiini ah, kaasi oo lagu eedeeyey...

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hir-Shabeelle Oo Lago Soo Dhoweeyey Moqdisho

0
Madaxweynaha maamul goboleedka Hir-shabeelle Ali Guudlawe Hussein oo maalmihii lasoo dhaafay safar shaqo ku joogay wadanka Turkiga ayaa maanta soo gaaray magaalada MuqdishoMadaxwaynaha waxaa...

Maxaa Looga Hadlay Kulanka Maanta Ee Baarlamaanka Galmudug?

0
Golaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta yeeshay kalfadhiga 2-aad ee kulankiisa 24-aad Kulanka maanta Baarlamaanka ayaa waxaa shir gudoominayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed...

Ciidanka Xoogga Dalka Oo Howlgallo Ka Sameeyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

0
Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee kumaandooska danab ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyeen tuulada lagu magacaabo jameeco jiliyaale oo ka tirsan gobolka shabeellada...

Yaa ka dambeeyey dilka madaxweynihii Haiti Jovenel Moise?

0
Booliska dalka Haiti ayaa dilay afar “calooshood u shaqeystayaal” oo ay sheegeen inay ka dambeeyeen dilka madaxweyne Jovenel Moise, ayaga oo laba kalena xabsiga...

Booliska oo gacanta ku dhigay burcad dhac ka geysanayay degmada Kaaraan

0
Ciidamada booliska degmada Kaaran ayaa baaritaan ay ka sameeyeen Xaafada Jamhuuriya ee degmadaasi waxaa ay ku soo qabteen laba nin oo la sheegay inay...

XULASHADA