Ciidamo U Socday Gurmad Oo Qarax Lala Eegtay Iyo Khasaaro Ka Dhashay

9

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax xoogan oo duhurnimadii Maanta Gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya lagula eegtay Taliye ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya.

Qarax oo ahaa miino ahaa ayaa lala beegsaday gaari Tikniko ah uu la socday Taliyihii Ururka Qeybta 43-aad Guutada-10aad-Ururka-49 ee Ciidanka dowladda, xili uu marayay deegaan duleedka ka ah Magaalada Baardheere.

ma jiraan khasaaro soo gaaray ciiamada xooga marka laga reebo dhaawacyo fudud iyada oo dhanka alshabaab ay jiraan dhimasho oo mid ka mid ah meedkiisa la keenay gudaha magaalada baardheere.