Deni iyo Axmed Madoobe oo ku soo wajahan Muqdisho

0
Madaxweyneyaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland, Saciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam, ayaa la filayaa in saacadaha soo aadan ay soo gaaraan magaalada Muqdisho. Sida...

Wasiir Goodax oo sheegtay in dhawaan la shaacin doono natiijada imtixaanka dugsiyada sare ee...

0
Sii-hayaha wasiirka wasaaradda waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Cabdullaahi Goodax Bare oo ka hadlayay kulanka sanadlaha  ee Wasiirka iyo ardyada Soomaaliyeed ayaa sheegay in bilaawga...

Wajiga Labaad Ee Tira Koobka Shaqaalaha Dowladda Oo Lasoo Gabagabeeyay

0
Sii hayaha wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Sadiq Xirsi Warfa ayaa xarunta Guddiga Shaqaalaha Rayidka Dowladda ku soo xiray wajiga...

Deni oo magacaabay xubno ka tirsan maxkamada sare ee Puntland

0
Madaxweynaha Dowladd goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa uu magacaabay xubno ka mid ah maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida iyo dembiyada culus. Halkan...

DFS oo Qaramada Midoobay u gudbisay cabasho ka dhan ah xafiiska UNSOM ee Soomaaliya

0
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya  Qaramada Midoobay ayaa sheegay in la gaaray waqtigii dib u qiimeyn lagu sameyn lahaa waajibaadka xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya,...

Booliska Hirshabeelle oo gacanta ku soo dhigay Aabe dilay wiilkiisa

0
Warar aan helnay ayaa sheegaya in ciidamada Booliiska Hirshabeelle ay gacanta ku soo dhigeen Aabe wiilkiisa ku dilay magaalada Jowhar. Aabahan oo lagu magacaabo Maxamed...

Ku simaha raysal wasaaraha dalka oo kulan la qaatay xubno ka tirsan Golaha wasiirrada

0
Ku simaha raysal wasaaraha dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka tirsan golaha wasiirrada iyo dad kale oo khubarro...

Qaxooti Siiriyaan ah oo gaaray Dhuusamareeb

0
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa saacadihii ugu dambeeyay  gaaray Qaxooti aad u fara badan, kuwaasi oo kasoo barakacay dagaalada ka...

Golaha ammaanka oo muddo kordhin u sameeyay xafiiska Q.M ee Soomaaliya

0
Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa markale mudo kordhin u sameeyay xafiiska hawlgalkooda Soomaaliya ee UNSOM. Golaha ayaa kulan ay yeesheen Jimcihii waxa ay ku...

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada Puntland?

0
Shirka Golaha Xukuumadda maamulka Puntland oo uu shir-guddoomiyey Madaxweynaha maamulka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta lagu ansixiyey xeerka Isgaarsiinta Puntland. Kulankaan oo ahaa...

XULASHADA