Hoos ka dhageyso Barnaamijka Nafaqada Wanaagsan,Mowduuca 4aad

27

Barnaamijka Barashada Nafaqada wanaagsan iyo Badqabka oo ay Idiin soo saartey Hay;ada FAO oo taageero ka haleysa Hay’adda kaalmada Dibada mareykanka ee USIAD ,Mowduucan oo ah kii Afaraad ayaan ku eegi doonaa Muhiimada Caanaha iyo Hilibka ay u leeyahiin Dadka.

Barnaamijkani oo ah kii 4aaad ee Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Bad Qabka Cuntada,Waxaana soo jeedinaya Abuubakar Maxamed.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacada Markabley.