Caqabadaha ku hor-gudbadan hay’adaha Garsoorka oo laga shiray

0
Madasha garsoorayaasha, (Judges Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, kaas oo ay soo qabanqaabisay Maxkamadda sare ee Dalka, waxaana looga hadli doonaa arrimaha...

Maxay ka wada hadleen RW Rooble iyo Xildhibaannada ka soo jeeda G.Waqooyi?

0
Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaal Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay xildhibaannada ka soo jeeda gobobllada woqooyi. Labada dhinac ayaa kawada hadlay arrimaha doorashooyinka...

Jubbaland oo digniin u dirtay odayaasha dhaqanka

0
Maamulka Jubbaland ayaa digniin adag u dirtay odayaasha dhaqanka iyo cidwalba oo xiriir la yeelata ururka Al-shabaab, waxayna sheegtay in cidii jabisa go’aankan ay...

Dowladda Koofur Afrika oo ciidamo badan geysay gobolada rabshaduhu ka socdaan ee dalkaas.

0
Dowladda Koofur Afrika ayaa ciidamo badan u daabushay gobolada Guwaateen iyo KwaZulu-Natal oo ay ka dhaceen rabashadaha ugu badan ee dalkaas ka socda. Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa...

Saraakiisha TPLF-ka oo sheegay inay qabsadeen magaalo kale, kuna sii durkayaan koonfurta

0
Ciidamada Tigray ayaa sheegay Isniintii inay kusii siqayaan Koonfurta ayna magaalo kale dib uga qabsadeen ciidamada dowladda, ayaga oo muujinaya sida ay uga go’an...

Munaasabad lagu abaal marinayey Howlwadeenaddii Todobaadka Xoriyadda oo lagu qabtay Wasaaradda Warfaafinta

0
Munaasibadan oo si heersare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa uu ujeedku ahaa abaalmarinta guddiyadii kala duwanaa oo ka qayb qaatay wacyi galintii maalmaha ...

Dood ka dhalatay sharci ay ansixiyeen Baarlamaanka Puntland

0
Mudaneyaasha Baarlamanka maamulka Puntland ayaa galay fasax mudda saddex maalmood ah, si ay u soo akhriyaan hindise-sharciyeedka dhawrista goobaha taariikhiga ah ee Puntland, kaas...

RW Rooble oo kulan looga hadlay amniga doorashooyinka la qaatay guddiga amniga doorashooyinka.

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay guddiga amniga doorashooyinka oo isugu jira taliyeyaasha booliiska heer Fedaraal iyo heer...

Madaxwynaha Koofur Galbeed oo kulan la qaatay Wafdi ka socdo Qaramadda Midoobay.

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada kumeel gaarka u ah dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo ku...

Soomaali dalka Ugaandha ugu geeriyooday Gaajo

0
Sida ay daabacday wakaaladda wararka Turkiga ee Anaadool Ugu yaraantii 10 Soomaali ah oo ku noolaa xeryaha qaxootiga oo ku yaala wadanka Uganda, ayaa...

XULASHADA