Guddoomiyaha Guddi Ka Tirsan Baarlamaanka Maamulka Puntland Oo Is Casilay

0
Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka  1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan, ayaa maanta shir guddoomiyey fadhiga 3-aad  ee...

Ciidamada Puntland iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay gobolka Bari.

0
Wararka ka imaanaya Gobolka Bari ayaa sheegaya in dagaal u dhexeeyay ciidamada Puntland iyo Al-shabaab uu ka dhacay buuraha dhanka waqooyi kaga beegan tuulada...

Dowladda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Warar Been Abuur Ah Oo Laga Faafiyay

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay warar saacadihii ugu dambeeyay si weyn baraha bulshada loogu faafiyay, oo ku aaddanaa in Shirkadaha Diyaaradaha ee Fly Dubai...

Mareykanka Oo Cunoqabateyn Ku Soo Rogay Taliyaha Ciidamada Eritrea Iyo Sababta

0
Mareykanka ayaa sheegay in uu cunoqabatayn ku soo rogay taliye sare oo ka tirsan ciidamada Eritrea oo lagu eedeeyey “gabood fallo ba’an oo xuquuqda...

Ra’iisal Wasaarihii Hore Ee Afghanistan Oo Sheegay In Aanu Daaliban Aqoonsan Iskuna Dhiibayn

0
Ra’isal wasaarihii hore ee Afghanistan, Amrullah Saleh, oo maqaal ku qoray wareyskaJarmalka ka soo baxa ee Der Spiegel ayaa sheegay in aanu aqoonsanayn xukunka...

Maxay ka dhaheen Odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye go,aankii RW Rooble?

0
Maanta waxaa muqdisho kulan ku yeeshay Odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye iyagoo kulankooda kasoo saaray Warmurtiyeed ay taageero ugu muujinayeen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed...

Dowladda Somalia oo ka hadashay Dadkii Maanta ay Somaliland soo masaafurisay

0
Ciidanka Booliska Somaliland ee Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa Maanta Magaaladaas kasoo masaafuriyey ku dhawaad 700 oo qof oo ka soo jeeda...

Maamulka G/Banaadir oo amarro ganaax lacageed wata kusoo rogay shacabka

0
Mamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta soo saaray go’aano la xiriira ka hortagga faafida cudurka Coronavirus ee dalka ku soo laba kacleeyay, kuwaasi oo ku...

Wasiir Oomaar oo diiday xilka wasiir ee loo magacaabay

0
Maxmed Cabdullaahi Sallaad Omaar, Wasiirkii hore ee wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya oo iskushaandheyn lagu sameeyay Golaha Wasiiradda Soomaaliya loogu magacaabay in uu...

Guddiga doorashada oo soo saaray qorshaha howlgalka doorashada golaha Shacabka

0
Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Federaal ayaa soo saaray qorshaha lagu howlgalayo ee doorashada Golaha Shacabka, sida qaabka soo xulida ergada meelaha deegaan doorashada ah,...

XULASHADA