Wasiir Xundubey: Dowladda uma qorsheysna inay weerarto Saadaq Joon
Wasiirka Amniga Soomaaliya Xasan Xunudbey Jimcaale oo xalay warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dowladda aysan qorshaha ugu jirin inay weerarto Saadaq...
Axmed Madoobe: Waxaan maanta ku suganahay xaalad adag oo aad looga xumaado
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo xalay qeybaha kala duwan ee bulshada Jubaland kulan kula qaatay guriga Martida ee magaalada...
Deni iyo ku xigeenkiisa oo maanta hor tegay baarlamaanka Puntland
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta hor tegay baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland, waxaana kulankaas banaanka looga saaray saxaafadda iyo shaqaalihii kale ee ka...
Axmed Madoobe bedalay saraakiishii ugu sareysay ciidamada Jubbaland
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa xilalkii ka qaaday qaar ka mid ah saraakiisha taliska ciidanka booliska iyo nabad sugida Jubbaland, isagoo u magacaabay saraakiil...
Saadaq Joon iyo ciidamo uu wato oo dib ugu laabtay xaafada Shiirkoole ee Muqdisho
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Taliyihii Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir Jen. Saadaq John uu dib ugu laabtay Xaafada Shiirkole, isaga iyo gaadiid dagaal...
Deni oo caawa kulamo looga hadlayo Jahwareerka ka taagan dalka ka wada Garoowe
Madaxweynaha Puntland , Siciid Cabdullahi Denni ayaa caawa kulan wada-tashi ah Madaxtooyada kula leh Aqoonyahanada, Waxgaradka, Siyaasiyiinta iyo Ururada Bulshada Rayidka ah ee reer...
Dagaal beeleed saakay ka socda Gobolka Sool
Dagaal u dhexeeya labo maleeshiyo beeleed , ayaa mar kale saaka dib uga qarxay ceelka Dhabar-dalool, oo koofur kaga beegan degmada Duddun ee Gobolka...
Mareykanka oo cunaqabateyn cusub ku soo rogay Ruushka
Mareykanka ayaa ku dhawaaqay cunaqabateyn cusub oo ka dhan ah Ruushka isagoo ka jawaabaya waxa uu ku sheegay weerarrada dhanka internet-ka iyo falal kale...
Toogasho ka dhacday dalka Mareykanka
Ugu yaraan siddeed qof ayaa geeriyootay, ka dib toogasho xalay fiidkii ka dhacday magaalada Indianapolis ee dalka Mareykanka.
Toogashada ayaa gaar ahaan ka dhacday goob...
Mareykanka oo safiir cusub u soo magacaabay Soomaaliya
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa usoo magacaabay Somalia Safiir cusub oo Yomamato badalaya kaa oo lagu magacabo Larry Edward André Jr.
Waa muwaadin Mareykan ah...