Mareykanka oo safiir cusub u soo magacaabay Soomaaliya

8

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa usoo magacaabay Somalia Safiir cusub oo Yomamato badalaya kaa oo lagu magacabo Larry Edward André Jr.

Waa muwaadin Mareykan ah oo si weyn uga soo shaqeeyay Wadamada Caalamka.

Hadda waxa uu ahaa Safiirka Djibouti intii u dhaxeysay 2017 ilaa 2021.

Sidoo kale waxa uu Safiir kasoo noqday Mauritania laga soo bilaabo 2014 ilaa 2017ka.

Mudane André ayaa shaqadaan Diplomaasinimo soo bilaabay ama kusoo shaqeenayay tan iyo Sanadkii 1990 waxaa uu dhashay 1961dii hadda waa 60jir.