Madaxweynaha Somaliland Oo La Kulmay Mas’uuliyiin Itoobiyaan Ah
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay wasiiru-dawlaha arrimaha siyaasadda ee wasaaradda arrimaha dibedda Itoobiya, Mr. Redwan Hussein oo...
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay dagaal ka dhacay deegaanka Jazeera
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Jazeera ee dulleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi uu iska hor imaad ku dhexmaray Ciidamada Booliiska Soomaaliya gaar...
Midowga Musharixiinta “Isbedel deg-deg ah waa in lagu sameeyo hoggaanka NISA”
Midowga Musharaxiinta xilka Madaxweyne ayaa Ra’iisul wasaare Rooble u soo jeediyay in uu isbadal deg deg ah ku sameeyo hoggaanka hay’adda Nabad sugida iyo...
AMISOM oo saraakiil Booliis u tababartay sugida Amniga Doorashada
Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa sheegay in 27 sarkaal oo ka tirsan booliiska Soomaaliya ay dhammaysteen tababar shan maalmood ah oo ku...
Madaxweyne Farmaajo oo Salaadda Janaasada ku Tukaday Alle ha u Naxariistee Marxuum Maxamed Cumar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Masjidka Isbahaysiga Islaamka ku tukaday salaadda janaasada ee Marxuum Maxamed Cumar Saalixi oo lagu aasay...
Al-shabaab oo weerar ku qaaday Saldhig ciidan oo ku yaal J/hoose
Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar bilowday qaraxyo waxaa ay ku qaadeen Saldhig ay Ciidanka Daraawiishta Jubbaland ay ku leeyihiin Jaziiradda Kudhaa Gobolka Jubada...
Al-shabaab oo iska-fogeeyay dilka Ikraam Tahliil Faarax
Ururka Al-Shabaab ayaa iska-fogeeyay af-duubka iyo dilka loo geystay Ikraam Tahliil Faarax oo ka tirsaneyd shaqaalaha hay’adda Nabad sugidda.
War qoraal ah oo ka soo...
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in Ikraan Tahliil la dilay
Taliska hay’adda nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa shaaciyay in la dilay Ikraan Tahliil Faarax ka dib markii ay u gacan gashay Al-Shabaab.
Ikraan Tahliil...
Hantidowraha Guud Ee Qaranka Oo Dalbaday In La Soo Diiwaangaliyo Heshiisyadii Dhulalka Iyo Guryaha
Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa ku wargaliyay hay’adaha Dowladda Federaalka Soomaaliya inay muddo bil ah (oo ku eg 02/10/2021) kusoo diiwaan-galiyaan dhammaan heshiisyada...
Madaxda Ugu Sarreysa Dalka Oo Ka Hadlay Geerida Marxuum Maxamed Cumar Saalixi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle...


















