Ciidamo ka socda Puntland oo gaaray deegaanada Galmudug
Puntland ayaa Galmudug u dirtay ciidan leh istaraatajiyad dagaal, si wanaagsanna u yaqaanaya la dagaallanka Al-Shabaab kuwaas oo ka hawlgeli doono qeybo kamid ah...
Taalibaan oo sheegtay in haweenka aan loo magacaabi doonin xilal sare
Ururka Taalibaan oo la wareegay talada Afghanistan ayaa sheegay in dumarka aan loo dhiibi doonin xilalka sare ee dowladda dhowaan la soo dhisayo.
Ku -xigeenka...
Hanti dhowrka qaranka oo fariin digniin ah u diray Wasiir Dubbe.
Xafiiska Hanti Dhowraha Guud ee Qaranka ayaa ka hadlay markiisii ugu horreeaay Buuq iyo qeylo dhaan ka dhalatay dhawaan warqad uu soo saaray Wasiirka...
Qoor qoor oo kulan la qaatay wakiilka Midowga Afrika iyo AMISOM.
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa kulan la qaatay maanta Ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika Danjire Francisco Madeira oo ay...
Madaxweyne Cali Guudlaawe Oo Amar Siiyey Laamaha Amniga Hirshabeelle
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa shir gudoomiyay kulanka guud ee amniga ee deegaanada Maamulkaas oo Maanta ka dhacay Magaalada Jowhar...
Muxuu Cumar Filish ka yiri xarruun jirka binu-aadamka lagu wayneeyo?
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay xireen xarruumo lagu wayneeyo qeybo kamid jirka bini-aadamka oo dhowaan laga furay magaalada Muqdisho.
Hoos ka dhageyso warbixin...
Kulan looga hadlay Doorashada Aqalka Sare ee Hirshabeelle
Guddiga maamulka Doorashada heer dowlad goboleed ee Hirshabele ayaa Kulan la qaatay Guddiga Baarlamaanka Hirshabele ee qaabilsan Qabashada doorashada Aqalka Sare.
Kulanka waxaa goobjoog ka...
Maamulka G/Banaadir oo amray in laba Isbitaal lagu soo wareejiyo
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku amray Maamullada isbitaalada kala ah: Jaziira iyo Yardameeli in ay ku soo wareejiyaan xarruumahaasi.
Wareegto ka soo baxday xafiiska Duqa...
RW Rooble oo guddoomiyay shir looga hadlay arrimaha Dhaqaalaha
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta guddomiyay shir looga hadlayay arrimaha dhaqaalaha dalka.
Shirkaan oo ka dhacay xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa waxaa ka...
Maxaa Ka Jira In Wasiir Ka Tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Uu Xilka Iska Casilay?
Maalmo kahor ayaa waxaa baraha Bulshada lagu faafiyey warar sheegayey inuu xilka iska Casilay Wasiirka Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed...


















