Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo shir kaga qeyb galay Masar.
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa ka qeybgalay furitaanka shir-weynaha Shaqada ee waddamada Jaamacadda Carabta oo...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay qoyska Ikraan Tahliil.
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa maanta la kulmay qoyska Ikraan Tahliil Faarax, oo ay wehliyaan Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Cabdullaahi iyo xubno ka tirsan ehelada Ikraan...
RW Rooble Oo War Kasoo Saaray Heshiiska Cabdi Xaashi Iyo Mahdi Guuleed
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay heshiiskii ay Maanta gaareen Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul...
Cabdi Xaashi Iyo Mahdi Guuleed Oo Ka Heshiiyay Khilaafkii Doorashada Somaliland
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xilgaarsiinta Mahdi Guuleed ayaa heshiis ka gaaray khilaafkii u dhaxeeyay ee ka...
Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha oo ka qeyb galay dood-cilmiyeed looga hadlayay tamarta.
Danjire Cawaale Cali Kullane oo ah safiirka Soomaaliya ee Shiinaha ayaa qudbad ku saabsan tamarta ka jeediyay machad TAIHE ee Shiinaha.
Danjiraha ayaa qudbaddan ka...
RW Rooble Oo Ka Hadlay Kiiska Ikraan Tahliil (48 Saac Loo Qabtay Agaasimaha NISA)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhow oo Caawa ah ka hadlay kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo NISA shaacisay...
Maxbuuskii lagu qabtay dagaalkii Ciidamada Mareykanka oo isku sharxay Senotar.
Maxbuus kii dagaal ee Mike Durant oo ka mid ahaa Ciidamadii ka soo dagaalamay Soomaaliya sanadii 1993 ayaa ka fakaraya in ay suuragal tahay...
Maraykanka oo cuno qabateyn kusoo rogay xubno ka tirsan Sirdoonka Iraan.
Waaxda maaliyadda Mareykanka ayaa sheegtay inay cuno qabateyn ku soo rogayso afar xubnood oo ka tirsan laamaha sirdoonka ee dalka Iiraan,afarta qof ayaa la...
Baashe Cawil oo iska casilay xil uu u magacaabay Muuse Biixi.
Qoraal uu soo saaray Amb Baashe Cawil ayaa kaga hadlay xilkii uu dhawaan u magacaabay Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi oo ahaa Wasiir ku...
Wafdi ka tirsan guddiga doorashooyinka oo gaaray Jowhar.
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Doorashooyinka heer Federaal ayaa maanta gaaray Magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hir-shabeelle.
Guddoomiye Mataan iyo wafdigiisa ayaa...


















