Madaxweynaha Puntland oo maanta cafis u fidiyey 66 maxbuus

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Isniin ah cafis u fidiyay 66 maxbuus oo kamid ah maxaabiista ku xiran xabsiyada Puntland. Wareegto ka...

Shir looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Dhuusamareeb

0
Kulanka  uu  goob joog ka ahaa  Taliyaha Qaybta 21-aad ciidanka xoogga Dalka Gen. Maxamed Cadoow Cali sanka, Taliyeyaasha qaybaha Kala duwan ee Ciidanka xogga...

Wasiiro ka tirsan Koofur Galbeed oo maanta gaaray degmada Waajid

0
Wefdig uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha Koofur Galbeed ayna kamid yihiin; wasiirada Maaliyadda, Amniga, wasiiru dowlaha madaxtooyada iyo mas’uuliyiin kale, ayaa maanta gaaray degmada...

AMISOM oo shaacisay in xubno ka tirsan Al-Shabaab lagu qabtay Sh/Dhexe

0
Howlgal ay si wadajir ah u sameeyeen ciidanka xooga dalka iyo kuwa AMISOM, qaybtooda Burundi ayaa la sheegay in lagu soo qabtay dagaalamayaal ka...

Hoos ka dhageyso Barnaamijka Beeraha Qeybta 9aad ee Habka Wanaagsan ee Wax beerashada

0
Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Barnaamijka oo aan ku eegi doono Barashada Habka Wanaagsan ee Wax beerashada Maareynta oo ay idiin soo saartey...

Farmaajo Oo La Kulmay Taliyaha Ciidanka Xoogga Iyo Taliyaha Guud Ee Ciidanka AMISOM

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa war-bixin wadajir ah ka dhageystay Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka iyo Taliyaha Guud ee...

Iran oo shaacisay shakhsi loo heysto weerarkii cuslaa ee xarunteeda Nukliyeerka

0
Telefishinka dowladda Iiraan ayaa magacaabay nin ay sirdoonka dalkaas sheegeen inuu ka dambeeyay weerarkii toddobaadkii hore lagu qaaday xarunta nukliyeerka Natanz. Reza Karimi ayaa ka...

Wasaaradaha waxbarashada maamul goboleedyada oo qoraal wadajir ah soo saaray

0
Wasaaradaha Waxbarashada Koonfur Galbeed, Jubaland, Galmudug, Hirshabeelle iyo Gobolka Banaadir ayaa shir ay isugu yimaadeen 15-kii bishan waxay uga tashadeen hanaankii loo qaadi lahaa...

Mareykanka iyo wadamada Yurub oo baadi goobaya diblomaasiyiin u dhashay Ruushka

0
Laba nin oo u dhashay dalka Ruushka oo looga shakisan yahay in Salisbury ay sanadkii 2018 ku sumeeyeen Sergei Skripal oo ka tirsanaan jiray...

Imaaradka Carabta oo shaqo u diiday haweynay Soomaali ah

0
Sida ay qortay Jariidada Monitor ee dalka Mareykanka, Saraakiisha dalka Imaaratka Carabta ayaa u diiday Haweeyney Somalia ah oo wadata dhalashada dalka Britten Shaqo...

XULASHADA