Hoos ka dhageyso Barnaamijka Beeraha Qeybta 9aad ee Habka Wanaagsan ee Wax beerashada

35

Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Barnaamijka oo aan ku eegi doono Barashada Habka Wanaagsan ee Wax beerashada Maareynta
oo ay idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,ada Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Waa Subaxnimo Isniin ah Taariikhdu na ay ku began tahay 19/04/2021, saacaduna waa 7,30 AM Barrnaamijkani oo ah kii 9aad ee Maareynta Cudurada iyo Cayayaanka sida tooska ah iyo sida dadban u waxyeelaynaya Dalaga,Waxaana soo jeedinaya Abuubakar Maxamed.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.