QM Oo Ka Hadashay Ergeyga Cusub Ee Midowga Afrika Ee Soomaaliya
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa wuxuu soo dhaweynayaa magacaabista Madaxweynihii hore ee dalka Ghana, John Dramani Mahama. oo loo dhiibay xilka Wakiilka Midowga...
Maxaa Ka Jira In Farmaajo Iyo Uhuru Kenyatta Ay Ku Kulmayaan Qatar?
Saacadihii lasoo dhaafay ayaa waxaa baraha Bulshada lagu faafiyay warar sheegayay in Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Kenya ay kulan ku yeelan doonaan Magaalada Dooxa ee...
Madaxweynaha Galmudug Oo Dib Ugu Laabtay Magaalada Dhuusamareeb
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo oo muddooyinkii lasoo dhaafay ku sugnaa Muqdisho ayaa galabta dib ugu laabtay...
Scotland oo qorsheynaysa in ay ka go’do Uk
Wasiirka koowaad ee Scotland Nicola Sturgeon ayaa Sabtidii wacad ku martay inay horey u dhaqaajiso qorshe lagu qabanyo afti ku aadan in Scotland ay...
Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay weerar ka dhacay Afgaanistaan
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay weerar loo adeegsaday qaraxyo ay dad badani ku dhinteen oo ka dhacay magaalada Kaapul ee caasimadda dalka Afgaanistaan.
“Dowladda Federaalka...
Fanaanadii Muno Xidigta ee hobollada Waaberi oo geeriyootay
Allaha u naxariistee Fanaanadii Muno Daahir (Muno Xidigta) ayaa maanta ku geeriyootay magaalada Muqdisho, sida uu xaqiijiyey Abwaan Cabdiqaadir Cabdi Shube Maareeyaha Golaha Murtida...
Madaxweyne Farmaajo oo kulan afur ah la qaatay Ganacsatada Soomaaliyeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan afur ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed ayaa ku...
Hay’adda FAO oo ka digtay halista daadad ku soo wajahan Soomaaliya
Hay’adda Cuntada iyo Beeraha Qaramada Midoobay ee FAO ayaa ka digtay halista daadad xoog leh oo Soomaliya ku soo wajahan, kaddin roobab xoog leh...
Maxay ka wada hadleen Sheekh Shariif iyo talyaha booliiska?
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa hoygiisa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo...
Turkiga Oo War Kasoo Saaray Dib U Soo Celinta Xiriirka Somalia Iyo Kenya
Dowladda Turkiga ayaa ka hadashay Go’aankii dowladda Federaalka Soomaaliya ay khamiistii lasoo dhaafay dib ugu soo celisay xiriirkii ay la laheyd dowladda Kenya, kadib...