Wasaaradda Haweenka Galmudug oo Cadaado kubatay kulan looga hadlaayo Doorka Haweenka ee kaqeybgalka Siyaasada
Wasaaradda haweenka iyo xaquuqul insaanka Galmudug ayaa magaalada Cadaado ku qabataya Aqoon is weydaarsi kusaabsan doorka ka qeybgalka daneeyayaasha doorashooyinka 30% ee qoondada haweenka
Kudhawaad...
Yahuuda oo dad rayid ah ku laysay dhulka ay haysato ee reer Falastiin.
Inta la xaqiijiyay 4 ruux oo rayid Falastiiniyiin ah ayaa ku geeriyootay weerar ay ciidamada Yahuudu ku qaadeen magaalooyinka Jeeniin iyo Qudus ee dhulka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo booqday wadooyinka muhiimkaa ee burbursan.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray wadada xiriirisa xarunta Beerta Nabada ilaa isbitaalka Martiini...
Fahad Yaasiin oo la wareegay xilkii lataliyaha amniga oo uu u magacaabay MW Farmaajo.
Agaasimii hore ee Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir islamarkaana uu Madaxweyne Farmaajo u magacaabay Xilka Lataliyaha Amniga Qaranka...
R/wasaare Rooble oo guddoomiyay shir looga hadlayay howlaha doorashoyinka G/waqooyi.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlayay dardar gelinta howlaha doorashada xildhibaannada Gobollada Waqooyi ee Soomaliland, Maamulka dhaqaalaha...
Puntland oo amar soo saartay iyo wasiir Jamaal oo laga reebay ilaaladiisa
Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan iyo wefdi uu hoggaaminayay oo muddo saacado ku xayirnaa bannaanka dulleedka Magaalada Garoowe ayaa loo oggolaaday in u...
Madaxweynaha Puntland oo Xubno ka socday Beesha Caalamka kala hadlay arrimo dhowr ah.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay, Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan iyo...
Galmudug oo beenisay in Ahlusunna duulaan ku tahay deegaannada maamulkaas.
-Dowlad goleedka Galmudug ayaa ka hadashay wararka sheegaya in magaalada Dhuusamareeb ay duulaan ku yihiin Ururka Ahlusunna oo horay u maamuli jiray Gobolada Dhexe...
RW Rooble oo kulan la qaatay hoggaanka Booliska Soomaaliya iyo AMISOM.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Taliyaha Booliska Soomaaliya, Taliska Booliska AMISOM iyo Guddoonka Guddiga Doorashooyinka Gobollada...
QM oo ka hadashay Qarixii maanta ka dhacay Muqdisho
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa cambaareeeyay weerarkii qaraxa ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Waxaa sidoo kale Qaramada Midoobey ay tacsi u dirtay eheladii...

















