Somaliland oo war ka soo saartay Doorashooyinka Soomaaliya
Xukumadda Somaliland ayaa sheegtay in aysan shaqo ku laheyn doorashooyinka dhowaan ka billaawaday Soomaaliya ee xildhibaanada Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka.
War Saxaafadeed ka soo...
Madaxweyne farmaajo oo goor dhow khudbad kajeedin doona shir muhiim ah .
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa khudbad ka jeedin doona meertada 76-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.
Sidoo kale Madaxweynaha waxa uu hadaljeedintiisu ay...
Wasiirka Amniga ‘’ Qoyska Ikraan waa ay dhigan karaan bannaanbax nabadeed ‘’
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Hooyada Ikraan Tahliil Faarax oo lagu Magacaabo Qaali Guhaad.
Wasiirka iyo...
Wasiirka Gaashaandhigga oo Muqdisho shir uga furay guddi kasoo shaqeynaya ka bixitaanka AMISOM ee...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta Muqdisho shir uga furay Guddi Farsamo oo ka kala Socda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga...
Madaxweyne Laftagareen oo magacaabis sameeyay
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Mudane Aadan mukhtaar suuriye umagacaabey xeer ilaaliyaha Guud ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed...
Fahad Yaasiin oo saakay soo gaaray Muqdisho
Taliyihii hore ee hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka dowladda Federaalka Soomaaliya, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo muddooyinkan joogay waddanka Turkiga, ayaa saaka dib ugu laabtay...
Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare ee g/waqooyi oo loo gudbiyay RW Rooble.
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta lagu wareejiyay liiska musharraxiinta xildhibaannada Aqalka Sare ee Gobollada Woqooyi ( Somaliland).
RW Rooble ayaa...
MW Farmaajo oo waraqaha aqoonsiga ka guddoomay safiirada dalalka Nageria iyo Indonesia.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka Nigeria Mudane Yusuf Yunusa iyo Indonesia Dr. Mohamad Hery...
DF Soomaaliya oo soo saartay awaamiir cusub
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay Habraaca Xakameynta Covid-19, kaasi oo bulshada faraya, dadka safraya, iyo kuwa u soo safraya Soomaaliya dhaqangelinta nidaamka caalimaga ah...
Saxiibada Beesha Caalamka oo kulan khadka Internet-ka ah la yeeshay Madaxweynaha Hirshabeelle
Saaxiibbada Soomaaliya ee Caalamka ayaa maanta kulan khadka Internet-ka ah la yeeshay Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen, waxaana ay kala hadleen arrimo ku aaddan...


















