Somaliland oo aqoonsi lacag uga bedelaneysa dalka Malaawi

0
Wasiirka arrimaha dibedda Malawi Eisenhower Mkaka oo kiraystay diyaarad ay leedahay shirkadda Malawian Airlines waxa ay ka degtay Magaalada Hargeysa ee Somaliland si uu...

Shir mar kale Muqdisho uga furmay golaha midowga musharaxiinta

0
Shir u dhaxeeya xubnaha golaha midowga musharaxiinta mucaaradka ah ayaa goor dhaw ka furmay magaalada Muqdisho, kaas oo diirada lagu saarayo xaaladda guud ee...

Wasaaradda ganacsiga Kenya oo raadineysa suuq u bedela Soomaaliya

0
Wasaaradda ganacsiga dowladda Kenya ayaa qorsheyneysa inay raadiso seddex suuq oo cusub oo loo dhoofiyo qaadka ka soo go’a dalkaas, waxaana suuqii ugu weynaa...

Golaha waxbarashada gaarka ah oo baaq u diray maamulka G/Banaadir

0
War-saxaafadeed ka soo baxay Golaha Waxbarashada gaarka ah ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in xafiiska agaasinka waxbarashada gobolka Banaadir uusan sharciyad u heysan bixinta...

Kenya oo laga dalbaday in 48-saac ay ciidamada Janan uga saarto Mandheera

0
Waxaa maanta magaalada Mandheera oo ku taalla xuduudda Soomaaliya iyo Kenya ka dhacay banaanbaxyo lagu dalbanayey in magaaladaas laga saaro ciidamada wasiirka amniga Jubbaland...

DF oo faahfaahin ka bixisay shirkii lagu dhexdhaxaadinayey Soomaaliya iyo Kenya

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo kamid ahaa wafdiga Madaxweyne Farmaajo ee ku sugan magaalada Jabuuti ayaa sheegay in IGAD ay cadaadis...

11-cisho kadib RW Rooble oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta soo gaba-gabeeyey safarkii uu ku tegay deegaanada Puntland iyo Galmudug oo uu maalmahaan ku maqnaa. Ra’iisul wasaare...

Maqalle: Gabadhii Meles Zenawi oo xabsiga loo taxaabay

0
Gabar uu dhalay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Itoobiya, Meles Zenawi, ayaa xabsiga la dhigay, sida ay shaacisay hooyadeed. Semahal Meles waxaa lagu xiray magaalada Maqalle...

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka HirShabeelle oo lagu qarxiyey Jowhar

0
-Wararka aan ka heleyno magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellada Dhexe waxay sheegayaan in goor dhow qarax lala beegsaday xildhibaan ka tirsan baarlamaanka cusub ee...

Ciidamada ammaanka oo xalay howlgalo ka sameeyay Kaaraan.

0
Ciidamo  ka tirsan Mitalariga Soomaaliya  ayaa  xalay arkay  Isgoysyada Sanco iyo Kaaraan ee Waqooyiga Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa sheegaya in ay baadi goobayeen saraakiil ka tirsan...

XULASHADA